26/05/2024
:
Requirements for an Affidavit of Sponsorship Before a Notary Public:
(Shururrdaha Laga Rabo Caddeynta kafaalaqaadka laga hor sameynayo Notaayaha Hortiisa)
1. The physical appearance of the sponsor before the notary public
(In uu horyimaado Notaayaha Hortiisa)
2. Legal Capacity
(In uu yahay qof awood u leh in uu caddeyn sameyn karo)
3. Personal Identity (e.g., valid passport, driver's license, national ID issued by NIRA, or certificate of identity issued by Municipality of Mogadishu)
(In uu leeyahay aqoonsi, sida baasaboor, ruqsadda darawalnimada, aqoonsiga qaranka ee ay bixisay NIRA, ama warqadda aqoonsiga ee ay soo saarto D/hoose ee Muqdisho)
4. Witnesses (if required)
(Labo markhaati – haddii loo baahdo – waajib mahaan)
5. Full Address (e.g., street, district and region)
(Cinwaankiisa, sida waddada, degmada iyo gobolka)
6. Contact Information (e.g., telephone and email)
(Macluumaadka xiriirkiisa, sida telefoon iyo email)
7. Bank Statement
(Warbixinta Bangiga)
8. Voluntary Declaration
(In uu caddeynta si xor ah oo run ah u bixiyo)
9. Signing
(In uu saxiixo caddeynta)
10. Payment of a Notary Fee of $30
(In uu bixiyo qidmadda Notahaya oo ah $30)
11. If the sponsor is NOT the parents or immediate family members, a declaration from the district court confirming the family relationship is required (this may be necessary for visa applications at some embassies).
(Haddii kafaala-qaaduhu aanu ahayn waalidka ama xubnaha qoyska, bayaan ka soo baxay maxkamadda degmada oo xaqiijinaya xidhiidhka qoyska ayaa loo baahan yahay- tani waxay lagama maarmaan u noqon kartaa codsiyada fiisaha ee safaaradaha qaarkood).
12. Passport, contact information, address, and the university offering admission to the beneficiary of this sponsorship
(Baasaboorka, macluumaadka xiriirka, ciwaanka, iyo jaamacadda oo siisay aqbalaadda ee ka-faa'iideystaha kafaala-qaadkan)
Welcome
Soo Dhawow