Ilays primary and secondary school IPSS

Ilays primary and secondary school IPSS waxaan la dirirnaa jahliga ee noogu kaalmey dagaalkaas walaal

26/04/2026

Alxm waxaan soo gaba gabeenay tartankii sports ee la qaban jiray sanad dugsiyeed kasta
Waxaa final iskuugu yimiday fasalada kala ah
F4 iyo F1 waxaa nasiibku raacay F1 hambalyo halka F4 ay galeen kaalinta 2aad ee tartanka.
Hamablyo hambayo Form One.
Dhamaan ardaydii ka qeyb qaadatay ee fasalada kale waa mahdsanyihiin waa no sanad dambe insha allah guuleysta dhamaan bahda Ilays primary and secondary school IPSS
Share
Like
@2026

12/12/2025

Ogeeysiis ogeysiis ogeysiis
Waxaa la ogeeysiinaa dhamaan waalidiinta Iskuulka ilays in ardayda la fasaxay muddo laba maalin ah , kadib markii isla afgaranay agaasinka waaxda dugsiyada fasax kooban.

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
22/11/2025

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis

إنا لله وإنا إليه راجعونMaamulka, macalimiinta iyo ardayda waxey tacsi udirayaan dhamaan ehelka uu ka baxay nabadoon cii...
04/11/2025

إنا لله وإنا إليه راجعون
Maamulka, macalimiinta iyo ardayda waxey tacsi udirayaan dhamaan ehelka uu ka baxay nabadoon ciise xasan guutaale sabir iyo iimaan alle hanaga siiyo qabrigane alle ha u waasiciyo aamiin amiin.
Wuxuu kamid ahaa waalidiinta dugsiga.
Waana aabaha gadoomiyaha ardayda mascuud

27/08/2025

Ilays primary and secondary school IPSS
Update ah
@2025
ShareChat

10 ka arday ugu sareyso F4 ki guuleystay hambalyo dhaha
26/08/2025

10 ka arday ugu sareyso F4 ki guuleystay hambalyo dhaha

Alxm hambalyo ardadeena sharafta leh guuleysta waligiin.
26/08/2025

Alxm hambalyo ardadeena sharafta leh guuleysta waligiin.

Waxaan hambalyo leenanahay ardayadeena meymuun sahal xaaji oo gashay kaalinta 1aad ee iskuulka arday dhan 148 arday.Hamb...
14/08/2025

Waxaan hambalyo leenanahay ardayadeena meymuun sahal xaaji oo gashay kaalinta 1aad ee iskuulka arday dhan 148 arday.
Hambalyo meymuun guuleyso.
Share and like.

Waxaan hambalyo leenahay fasalka 8aad oo wada baasay alxm hamabalyo hambalyo guuleysta waligiin. Share iyo like.@2025
14/08/2025

Waxaan hambalyo leenahay fasalka 8aad oo wada baasay alxm hamabalyo hambalyo guuleysta waligiin.
Share iyo like.
@2025

Hambalyo Ramadaan axmed oo ka mid ahaa dufcadii 5aad ee ka aflaxday iskuulka.Manta soo gabagabeeyay degree 1aad ee jaama...
04/08/2025

Hambalyo Ramadaan axmed oo ka mid ahaa dufcadii 5aad ee ka aflaxday iskuulka.
Manta soo gabagabeeyay degree 1aad ee jaamacada camuudi hambalyo ayaan ku leenayah.

Hamabalyo abdirahman sadak ise oo dhameeyay jaamacada Wuxuu ka mid ahaa dufcadii 4aad ee ka aflaxday iskuulka hamablyo h...
11/07/2025

Hamabalyo abdirahman sadak ise oo dhameeyay jaamacada Wuxuu ka mid ahaa dufcadii 4aad ee ka aflaxday iskuulka hamablyo horay usoco

Address

Warshadaha Street
Mogadishu

Telephone

+252615199821

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays primary and secondary school IPSS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category