Aqoon Dersad Online Education

Aqoon Dersad Online Education Mogadishu Port Authority

07/09/2025

Amb Mohamed Ali Nur "Markasta xafiiskeygu wuu diin furanyahay"

Dekada Muqdisho, 07-09-2025, Maareeyaha Cusub ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nor (Americo) ayaa kulan isugu ji...
07/09/2025

Dekada Muqdisho, 07-09-2025, Maareeyaha Cusub ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nor (Americo) ayaa kulan isugu jiray isbarasho iyo is-xogwareysi la qaatay shaqaalaha guud ee Maamulka Dekedda Muqdisho .

Kulankan waxaa goob joog ka ahaa maareeye ku-xigeenka Dekedda Dr, Cali Xaaji Maxamed iyo howl wadeenada xarunta, iyadoo inta uu kulankan socday warbixina kala duwan oo ku saabsan howlaha kala duwan ee ka socda Dekedda iyo caqabadaha jira laga dhageestay madaxda iyo shaqaalaha xafiiska Maareeyaha.

Maareeyaha Cusub ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nor (Americo) oo kulankan soo xiray ayaa ka hadlay howlaha hortabinta u ah ee uu ku xoojin doono horumarinta a Caasimdda JFS, isagoo intaa kadib kula dardaarmay howl wadeenada in ay si hufan ugutaan waajibaad loo igmaday islamarkaana lagula xisaabtami doono.

-DHAMAAD-

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoon Dersad Online Education posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Aqoon Dersad Online Education:

Share