Abdillahi Abdi Mohamed

Abdillahi Abdi Mohamed This is my official page as a member of the “House of People” of the Federal Parliament of Somalia.

Goobjoog debates night
16/01/2026

Goobjoog debates night

Today’s fourth meeting of the 6th session of , the agenda being; first readings of the Insurance Companies act, Financia...
05/03/2025

Today’s fourth meeting of the 6th session of , the agenda being; first readings of the Insurance Companies act, Financial Institutions act, and Income Tax act. These important draft laws were tabled by the led by and the chair of and both emphasised the importance of these laws for the country's economic growth and revenue collection.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin mug iyo maamuus leh u dirayaa Madaxweynaha aqlabiyadda shacabka reer Somaliland ku doorteen...
19/11/2024

Waxaan hambalyo iyo bogaadin mug iyo maamuus leh u dirayaa Madaxweynaha aqlabiyadda shacabka reer Somaliland ku doorteen ee madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Cirro iyo kuxigeenkiisa. Madaxweynaha cusub waxaan ku ogahay oo aan ku aqaannaa karti, hufnaan, dad iskuwadid iyo xeeeldheeri dibloomaasiyadeed.

Shacabka gobta ah ee reer Somaliland iyagana waxaan ugu hambalyeynayaa sida xilkasnimada leh ee ay sida nabdoon ugu dhiibteen codadkooda, una doorteen hoggaan ay masiirkooda ku aaminaan.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Kulankii maanta ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka BJFS
19/09/2024

Kulankii maanta ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka BJFS

18/09/2024

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun, Rabbi ha u naxariisto Nuur Maxamed Faarax Nuur Daacad oo saaka daakiraaddii ku geeriyooday magaalada Hargeisa. Waxaan tacsida iyo murugada la qeybsanayaa dhammaan ehelka gaar ahaan, dumaashiyo Farax, Yaasmiim, awlaaddii uu ka tagay iyo dhammaan qaraabada. Waxaan Ilaahay u waydiinaynaa inuu ku casuumo Jannatul Firdows, ehelka uu ka baxayna samir iyo iimaan saadaqa uu ka siiyo. Aamin Aamin.

In loo adeego shacabka Soomaaliyeed, lana dhagaysto cabashadooda waa waajib dastuuri ah. Golaha Shacabka BJFS Abdillahi ...
15/08/2024

In loo adeego shacabka Soomaaliyeed, lana dhagaysto cabashadooda waa waajib dastuuri ah. Golaha Shacabka BJFS Abdillahi Abdi Mohamed

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdillahi Abdi Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdillahi Abdi Mohamed:

Share