01/05/2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxa uu ka qeyb galayaa kulan dadweyne oo shacabka Soomaaliyeed ay su’aalo ku weydiinayaan.
Waxii su’aal ah ee aad dooneyso in madaxweynaha la weydiiyo fadlan ku dir Warbaahinta Qaranka iyo Warbaahinta gaar ka ah.
Si aad uga qeyb gasho kulankan halkan iska diiwaan geli https://somalitm.com/