Bin Shaakir

Bin Shaakir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bin Shaakir, Public Service, Mogadisho.

28/09/2021

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo Warbixin ka siinayay xaalada dalka qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo masuuliyiinta Jubaland ayaa ka hadlay arimaha Doorashooyinka iyo doorka Ra’iisul Wasaaraha, waxaa kale oo Madaxweynahu uu sheegay in masuuliyad ay ka saaran tahay sidii uu cadaalad ugu heli lahaa sargaalad Ikraan oo katirsanayd Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka oo warbixintii Hay’adu ay kiiskeeda kasoo saartay ay ahayd mid aan lagu qanci Karin.
Sidoo kale Madaxweynahu wuxuu sheegay in caqabad walba oo arimaha Doorashooyinka ka taagan xal loo heli karo, isagoo xusay in madasha wadatashiga qaran ay isaga yimaadan sidoo doorashada horay loogu wadi lahaa
ZAAD TV

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonyahay Madaxweyne Farmaajo ayaa u yeeray 8 kamid ah odayaasha dhaqanka beelah...
26/09/2021

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonyahay Madaxweyne Farmaajo ayaa u yeeray 8 kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha Gobalada Waqooyi ee Soomaaliland, kuwaasoo qeyb ka ah Ergada 46-da ah ee dooraneysa xuhnaha Aqalka Sare.
Xubnahaan caawa la kulmaya MW Farmaajo ayaa kamid ah duubabka dhaqanka Waqooyi ee ugu saameenta badan waxayna sidoo kale qayb ka yihiin Ergada maanta lagu xareeyay Xerada Afisyooni.
Dadka lafagurada arrimaha siyaasada ayaa qaba in go'aankaan uu yahay mid caqabad ku ah doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo qorshuhu yahay in todobaadkan la soo gabagabeeyo.

MADAXWEYNAHA OO QADO SHARAF U SAMEEYAY CARUURTA AGOONTA AH EE KU JIRTA XARUNTA AGOOMAHA EE GAROOWE.Garoowe: 24 September...
24/09/2021

MADAXWEYNAHA OO QADO SHARAF U SAMEEYAY CARUURTA AGOONTA AH EE KU JIRTA XARUNTA AGOOMAHA EE GAROOWE.
Garoowe: 24 September 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Jimce ah Qasriga Madaxtooyada kulan Qado sharaf ah ugu sameeyay Caruurta Agoonta ah ee ku jirta xarunta agoomaha ee Garoowe.
Munaasabadda waxay isugu jirtay booqasho Caruurta loogu sameeyay Madaxtooyada iyagoo qeyb qeyb u booqday dhismeyaasha iyo xafiisyada Madaxtooyadu ka koobantahay, intaasi kadib waxay kulan la qaateen Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xaladaada ka xogwareystay.
Maamulka, macalimiinta xarunta Agoomaha iyo Caruurta Agoonta ahba waxay ka mahadceliyeen Qado Sharafta, Kulanka iyo in marwalbo uu xaaladooda si hoose ula socdo Madaxweynaha Dowladda Puntland, waana markii labaad ee uu kulan kula qaadanayo Madaxtooyada.
DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND
ZAAD MEDIA

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga  caawa ku yeesheen mada...
22/09/2021

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saaray habsami u socodka howlaha doorashooyinka dalka iyo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bilaabo doorasha xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS, iyadoo la tix raacayo jadwalkii doorashooyinka dalka.
Guddoomiyaha Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal oo shirka qeyb ka ahaa, ayaa Golaha Wadatashiga Qaran la wadaagay warbixin ku saabsan howlaha guddiga ee ku aaddan hab sami u socodka howlaha doorashooyinka.
ZAAD MEDIA

20/09/2021

ZAAD MEDIA Basadiir

12/09/2021

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ballan qaaday in uu gacan ku siin doono dhinacyada Somaliland in ay doorashada xildhibaannada u qabsadaan si xor ah oo ay isla oggol yihiin.
ZAAD MEDIA

24/08/2021

ok

Iska hor imaad sababay dhimasho & dhaawac oo Ciidamo kawada tirsan Dowladda ku dhexmaray Ex Control Afgooye.ZAAD MEDIA
24/07/2021

Iska hor imaad sababay dhimasho & dhaawac oo Ciidamo kawada tirsan Dowladda ku dhexmaray Ex Control Afgooye.
ZAAD MEDIA

24/07/2021

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bin Shaakir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category