Dhalinyarada Beesha Dir ee Gobolka Shebelle Hoose

Dhalinyarada Beesha Dir ee Gobolka Shebelle Hoose Midowga Dhalinyarada Beesha Dir ee Gobolka Shebelle Hoose

Cidanka Beesha Biimal oo Hor Kacayo Gudomiyaha Marko Cadey ee Casimada Gobolka Shebelle Hoose MD. Osman Muse Mohamed aya...
31/01/2023

Cidanka Beesha Biimal oo Hor Kacayo Gudomiyaha Marko Cadey ee Casimada Gobolka Shebelle Hoose MD. Osman Muse Mohamed aya Mar waliba Diyar u ah Xasilonada Gobolka Shebelle Hoose

Marko Cadey , Number 50 ,Jilib Marko ,Gendershe ,Celwaregow,Murri, Celjale, Number 60 , Gagarweyne ,Busley iyo Janalle

Dhamantoda Cidanka Beesha Biimal aya Xureyay Cagantana ku hayo Waqti xadirkan❤️

25/01/2023
20/01/2023

Hambalyo Gaashaanle Mukhtaar Xasan Maxamed Taliyaha Ururka 5-aad ciidanka tababarka ugu maqan dalka Uganda oo dood dheer ka dib xoriyadiisa helay.

Gaashaanle Mukhtaar Xasan Maxamed arntiisa ilaa Ra'iisul wasaare ku xgeenka ayay gaadhay.

Qoladii habsanka ka dhigtay markii wax laga waydiyay jawaab way waayeen,dadaal dheer ka dib xoriyadiisa ayuu helay.

Way ku mahadsan yihiin inta arintiisa ka qayb qaadatay.

Address

Marko Cadey Road Ayuub Village
Merca

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyarada Beesha Dir ee Gobolka Shebelle Hoose posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share