Guddida Diyaarinta Dastuurka SSCKh

Guddida Diyaarinta Dastuurka SSCKh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guddida Diyaarinta Dastuurka SSCKh, Government Organization, Laascanood ssckh, Laascaanood.

Guddiga Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo waa guddi 15 xubnood ka kooban oo si rasmi ah loogu xilsaaray diyaarinta iyo hagista geeddi-socodka dhismaha dastuur oo ay yeeshaan bulshada SSC-Khaatumo.

𝗟𝗔𝗔𝗦𝗖𝗔𝗔𝗡𝗢𝗢𝗗, 𝟎𝟑/𝟖/𝟐𝟎𝟐𝟓: Gudiga Diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada 𝗠...
03/08/2025

𝗟𝗔𝗔𝗦𝗖𝗔𝗔𝗡𝗢𝗢𝗗, 𝟎𝟑/𝟖/𝟐𝟎𝟐𝟓: Gudiga Diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰 𝗬𝗮𝗮𝘀𝗶𝗶𝗻 𝗪𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗲 ka guddoomay Nuqulka Rasmiga ah ee Dastuurka Dawlad 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗪𝗮𝗾𝗼𝗼𝘆𝗶-𝗕𝗮𝗿𝗶 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮.

03/08/2025

𝗚𝘂𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗮𝘀𝘁𝘂𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗪𝗮𝗾𝗼𝗼𝘆𝗶 𝗕𝗮𝗿𝗶 ayaa Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka ku Wareejiyey Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi bari Oo Habeenimadii Xalay uu Saxeexay Madaxwaynaha Dolwada Waqooyi bari.

Gudiga Diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka ku Wareejiyey...
03/08/2025

Gudiga Diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka ku Wareejiyey Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi bari Oo Habeenimadii Xalay uu Saxeexay Madaxwaynaha Dolwada Waqooyi bari.

Guddiga Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo iyo Maakhir ayaa maanta yeeshay kulan lagaga hadlayey arrimaha Diyaarinta dast...
23/07/2025

Guddiga Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo iyo Maakhir ayaa maanta yeeshay kulan lagaga hadlayey arrimaha Diyaarinta dastuurka oo maraya meel gebo-gebo ah.

Guddiga Diyaarinta Dastuurka ee Dawladda SSC-Khatumo ayaa maanta xafiiskooda kula kulmay Eng Sakariye Axmed Ogle oo ah k...
01/06/2025

Guddiga Diyaarinta Dastuurka ee Dawladda SSC-Khatumo ayaa maanta xafiiskooda kula kulmay Eng Sakariye Axmed Ogle oo ah khabiir ku xeeldheer naqshadaynta khariidadaha, isaga oo kasoo qaybqaatay samaynta khariidadaha inta badan Dawlad Goboleedyada dalka.

24/05/2025

𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝 𝟐𝟒 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓: Guddida Diyaarinta Dastuurka Dowlad Gobleedka SSC Khatumo Ayaa manta kulan la Qaatay Qaar Kamida Golaha Sare Ee Isimadda Dhaqanka SSC KHATUMO.

𝐃𝐇𝐀𝐌𝐀𝐀𝐃

𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝 𝟐𝟒 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓: Guddida Diyaarinta Dastuurka Dowlad Gobleedka SSC Khatumo Ayaa manta kulan la Qaatay Qaar Kamid...
24/05/2025

𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝 𝟐𝟒 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓: Guddida Diyaarinta Dastuurka Dowlad Gobleedka SSC Khatumo Ayaa manta kulan la Qaatay Qaar Kamida Golaha Sare Ee Isimadda Dhaqanka SSC KHATUMO.

𝐃𝐇𝐀𝐌𝐀𝐀𝐃

Guddiga Diyaarinta Dastuurka ayaa 22/5/2025 la kulmay: Dr. Cali Ciise Cabdi iyo Dr. Cali X. Cige oo waayo-aragnimo xeeld...
23/05/2025

Guddiga Diyaarinta Dastuurka ayaa 22/5/2025 la kulmay: Dr. Cali Ciise Cabdi iyo Dr. Cali X. Cige oo waayo-aragnimo xeeldheer u leh arrimaha maamul wanaagga iyo maaliyadda.

Gudidda Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo oo dadka Reer  Guuraaga lasameeyay latashiga dadweynaha ee Qorista Dast...
20/05/2025

Gudidda Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo oo dadka Reer Guuraaga lasameeyay latashiga dadweynaha ee Qorista Dastuurka SSC-khaatumo.

19/05/2025

𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠 𝟏𝟗 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓

Guddida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa kulan latashiya la Qaatay bulsho Waynta Caasimada ku-meelgaadh Gobolka Sanaag Ee Degmada Fiqifuliye.

Bulshada Degmada Fiqi-fuliye ayaa aragtidooda ku biiriyay Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-khaatumo Ayaa Maalmahan Safaro ku Maraya Dhamaan Deegaanada 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

𝐋𝐚 𝐓𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚

𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠 𝟏𝟗 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓Guddida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa kulan latashiya la Qaatay bulsho Waynta Caasimada ku-me...
19/05/2025

𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠 𝟏𝟗 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓

Guddida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa kulan latashiya la Qaatay bulsho Waynta Caasimada ku-meelgaadh Gobolka Sanaag Ee Degmada Fiqifuliye.

Bulshada Degmada Fiqi-fuliye ayaa aragtidooda ku biiriyay Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-khaatumo Ayaa Maalmahan Safaro ku Maraya Dhamaan Deegaanada 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

𝐋𝐚 𝐓𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚

𝐊𝐚𝐥𝐚𝐛𝐚𝐲𝐝𝐡: 𝟏𝟗 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓. 𝐋𝐚 𝐓𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚  Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa  kulan la Qaatay Bulsho Wey...
19/05/2025

𝐊𝐚𝐥𝐚𝐛𝐚𝐲𝐝𝐡: 𝟏𝟗 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓. 𝐋𝐚 𝐓𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚

Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-Khaatumo ayaa kulan la Qaatay Bulsho Weynta Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool.

Bulshada Degmada Kalabaydh ayaa aragtidooda ku biiriyay Dastuurka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Gudida Diyaarinta Dastuurka SSC-khaatumo Ayaa Maalmahan Safaro ku Maraya Dhamaan Deegaanada 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

Address

Laascanood Ssckh
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddida Diyaarinta Dastuurka SSCKh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share