Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Government Organization, shacabka area, Laascaanood.

The Ministry of Employment, Social Affiars, Youth and Sports of the Northeast State of Somalia Admin is a pivotal governmental body tasked with the development & implementation of policies/programs aimed at enhancing the well-being of the Social Affiars

09/04/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐’๐š๐›๐ญ๐ข 4 ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ 2026

๐Ÿ“ขOlolaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari (8/15)

Wasiirka ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข Mudane Ibraahim Jaamac Raygal ayaa ka qayb qaatey Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari oo muddooyinkii danbe uu socday Ololihiisu.

Wasiirka ayaa dhamaan Bulshada Waqooyi Bari ugu baaqey ka qayb qaadashada Kor u qaadista Dakhliga oo ah laf-dhabarta dhaqaalaha, Kaabayasha kala duwan iyo ilaha dhakhliga.

Sido kale wasiirka ayaa kula dardaar may Dhamaan shaqaalaha kala duwan ee Waqooyi bari, ganacsatada ay u shaqeeyaan ajaaniibtu iyo Shirkaduhuba inay qaatan Form ka shaqaalaha iyo oholaanshaha shaqada ee Work Permit tagaanna Xafiiska Wasaaradda.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

04/04/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐’๐š๐›๐ญ๐ข 4 ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ 2026

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡.

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข waxay shaacinaysaa Diiwaangelinta koobka waxbarashada sare ee Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare.

Agaasimaha waaxda ciyaaraha mudane Cabdifataax Cabdillaahi ducaale oo uu weheliyo Gudoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta Waqooyi bari iyo isuduwaha Gobolka Sool Sciid Axmed X Maxamuud ayaa shaaciyey diwaangelinta.

Laga bilaabo 5 / 04 / 2026 ilaa 8 / 04 / 2026 ay socon doonto is diiwangelintu, lana iman doono xafiiska wasaaradda.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

04/04/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐’๐š๐›๐ญ๐ข 4 ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ 2026

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡.

Xafiiska Shaqada iyo Shaqaaluhu, isagoo tixraacaya warqaddii summaddeedu ahayd WBS/XWSHABDHC/0105/2026 ee ku taariikhaysnayd 14/03/2026, taas oo ku saabsanayd diiwaangelinta iyo ruqsad-siinta shaqaalaha ajaanibta ah ee ka shaqeeya gudaha deegaannada D/G Waqooyi Bari, in ay gebogabo ku dhowdahay muddadii loo qabtay diiwaangelinta iyo qaadashada Shaqo-Ogaanshaha (Work Permit) ee shaqaalaha ajaanibta ah.

Waxa hadda ka harsan muddadaas 10 casho oo keliya, sidaa darteed, waxaa la farayaa dhammaan cidda ay khusayso inay si degdeg ah u dhammaystiraan diiwaangelinta iyo qaadashada Shaqo-Ogaanshaha (Work Permit) ee shaqaalahooda ajaanibta ah muddadaas kooban gudaheeda.

Cid kasta oo aan haysan ama aan codsan Shaqo-Ogaansho (Work Permit) ka hor inta aanu waqtigu dhammaan, waxaa laga qaadi doonaa tallaabooyinka sharcigu dhigayo, waxaana loola dhaqmi doonaa si waafaqsan xeerarka khuseeya shaqaalaha si sharci-darro ah uga shaqaynaya dalka.

Wixii faahfaahin dheeraad ah ama caawimaad ah, fadlan la xiriir Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ญ๐ซ๐ข๐ ๐š๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š ๐ŸŒ™Wasiirka ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š...
19/03/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ญ๐ซ๐ข๐ ๐š

๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š ๐ŸŒ™

Wasiirka ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š Dawladda Waqooyi Bari ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ ๐‘๐ž๐ฒ๐ ๐š๐ฅ ayaa munaasibadda Ciidul-Fidriga awgeed ugu hambalyeeyay guud ahaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee bisha Ramadan, Ciiddan ciideedana uu inagu gaadh-siiyo nabad, barwaaqo, farxad iyo rayn rayn .

Wasiirka ayaa si gaara hambalyo ugu diray Reer Waqooyi Bar.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Khamiis 19- Mar- 2026=========== Wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaruhu, iyadoo ti...
19/03/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Khamiis 19- Mar- 2026
===========

Wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaruhu, iyadoo tixraacaysa Xeerka Shaqaalaha dowladda Waqooyi Bari Qodobkiisa 26-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad :
Waxay dhammaan Hayโ€™adaha Dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay ku wargelinyasaa Fasaxa munaasabadda Ciidul Fidriga oo ku beegan Maalinta Jimacaha ah ee Taariikhdu tahay 20-Mar-2026, hadaba Shaqaaluhu waxay Fasax ahaanayaan muddo sadex casho ah oo ka bilaabmaysa 20-ka kuna eg 22 โ€“ Mar โ€“ 2026.

Waxaana Shaqada lagu soo laabanayaa Maalinta Isniinta ah ee Bishu tahay 23 โ€“ Mar โ€“ 2026.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Sabti 14 mar 2026=========== โ€‹Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaruhu waxay ku war...
14/03/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Sabti 14 mar 2026
===========

โ€‹Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaruhu waxay ku wargelinaysaa dhammaan hayโ€™adaha Dawladda, kuwa caalamiga ah, kuwa maxaliga ah, Goobaha waxbarashada, Caafimaadka iyo Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ka shaqeeya gudaha D/G Waqooyi Bari in ay soo gudbiyaan xogta shaqaalaha ajaaniibta ah ee u shaqeeya.

Diiwaangelintani waxay khusaysaa ruqsadsiinta shaqo (Work Permits), ee dhammaan shaqaalaha ajaaniibta ah si loo hubiyo in ay uga shaqaystaan guud ahaan D/G Waqooyi Bari si waafaqsan shuruucda u degsan Dalka.

Sidaa darteed waxaa la farayaa dhammaan cid kasta oo ay khuseyso wareegtadani in ay kusoo diiwaan geliyaan Ajaanibta ka hawlgala goobohooda shaqo muddo 30 cisho gudohood ah oo ka bilaabanaysa 14 /03/2026.

Ugu danbayn cidii ku fulin wayda wareegtadan muddada loo qabtay waxaa laga qaadayaa tallaabo ku habboon oo sharciga waafaqsan.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Talaada 17 Feb 2026=========== โ€‹Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha M...
17/02/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Talaada 17 Feb 2026
===========

โ€‹Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Ibraahim Jama Reygal, wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan khaasatan Shacabka Dawladda Waqooyi Bari, munaasabadda curashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

11/02/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ 11 - FEB - 2026

Wasiirka wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Ibraahim Jaamac Reygal ayaa Shir gudoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Wasaaradda, kaas oo qabsooma Isbuuc walba.

Kulankanoo ay ka soo qayb galeen Agaasimeyaasha waaxyaha iyo shaqaalaha kale ee Wasaaradda kaas oo looga hadlayey Ajandeyaal muhiim ah.

Ugu danbayn Wasiirka ayaa bogaadiyey Shaqada ka socota Wasaaradda ee ay dardargelinayaan Shaqaaluhu , ayadoo la is faray waajibaad dhamaystiran.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ 11 - FEB - 2026Wasiirka wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Ibraahim Jaa...
11/02/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ 11 - FEB - 2026

Wasiirka wasaaradda Shaqada, Arimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Ibraahim Jaamac Reygal ayaa Shir gudoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Wasaaradda, kaas oo qabsooma Isbuuc walba.

Kulankanoo ay ka soo qayb galeen Agaasimeyaasha waaxyaha iyo shaqaalaha kale ee Wasaaradda kaas oo looga hadlayey Ajandeyaal muhiim ah oo ay ka midyihiin Qodobadan soo socda.

Dhamaystirka Hindise-sharciyeedyada Wasaaradda sida :- Hindise-sharciyeedka Shaqaalaha Rayidka ah, Shaqaalaha Gaarka ah, Ajaanibta,Ciyaaraha, iyo Dhalinyarada. Kuwaas oo gebogebo maraya.

Samaynta, iyo raadinta baadhitaano khuseeya Arimaha bulshada, iyo shaqada iyo shaqaalaha.

Dhamaystirka hannaanka qaadashada ID-Card-ka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, oo dhowaan la qaadan doono.

Diiwaangelinta Ururada Dhalinyarada ee ka jira Waqooyi Bari iyo samaynta Dallada guud ee Dowlada WBS.

Isku dubaridka iyo dardargelinta Shaqada ka socota Wasaaradda.

Ugu danbayn Wasiirka ayaa bogaadiyey Shaqada ka socota Wasaaradda ee ay dardargelinayaan Shaqaaluhu , ayadoo la is faray waajibaad dhamaystiran.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ 11 - FEB - 2026Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Goboleed...
11/02/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ 11 - FEB - 2026

Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Goboleedka Waqooyi-Bari, Mudane Ibraahim Jaamac Raygal, iyo Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha C/fataax C/laahi Ducaale Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi-Bari, Saleebaan Cismaan C/nuur Xaashi, oo uu weheliyo, ayaa maanta guddoonsiiyey agab kubbado ah guddoomiyeyaasha xidhiidhada kubadda cagta degmooyinka Waqooyi-Bari qayb ka mid ah.

Kubadahan ayaa loogu talagalay in lagu qabto tartamada kubadda cagta ee ka dhici doona degmooyinka Waqooyi-Bari, halka horey loosiiyey qaar ka mid ah, kuwana ay u hadhsanyihiin in la siiyo kubadohooda.

Agabkan waxay Xidhiidhka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ugu deeqeen Xidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi-Bari, si kor loogu qaado loona horumariyo tartamada kubadda cagta ee ka socda degmooyinka ama ka bilaaban doona.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Axad 08 Feb 2026=========== โ€‹Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha isa...
08/02/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Axad 08 Feb 2026
===========

โ€‹Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha isaga oo xiganaya Dastuurka Dawladda Waqooyi Bari iyo Xeer Hoosaadka Golaha Fulinta wuxuu go'aamiyey:

1. Wasiirka Wasaaraddu isagoo tixraacaya qodobbada ku xusan warqadda hoos ku lifaaqan, wuxuu si rasmi ah u laalay warqadda summaddeedu tahay WBS/XWKSHABDHC/002/2026 ee uu soo saaray Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

2. Wasiirka Wasaaraddu wuxuu farayaa Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta ee Waqooyi Bari inuu guto waajibaadkiisa shaqo isla markaana dardargeliyo hawlaha Xidhiidhka Kubadda Cagta ee Waqooyi Bari.

Ugu danbeyn Wasiirka Wasaaraddu wuxuu ku boorinayaa dhammaan shaqaalaha Wasaaradda iyo xidhiidhada kala duwan ee hoos yimaadda Wasaaradda inay dhawraan sharciga iyo kala danbaynta nidaamka shaqo ee Wasaaradda.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Sat 07 Feb 2026=========== โ€‹Wasiirka Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dawlad Gobol...
07/02/2026

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Sat 07 Feb 2026
===========

โ€‹Wasiirka Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dawlad Goboleedka Waqooyiga Bari, Mudane Ibraahim Jaamac Reygal, ayaa daahfurey aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Siyaasadda Qaranka ee Socdaalka Shaqaalaha iyo Xeerka Shirkadaha Gaarka ah ee Shaqo-siinta.

โ€‹Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada (FDS) oo kaashanaysa hayโ€™adda ILO, ayaa diiradda lagu saaray qodobbada soo socda:

โ€‹Nidaaminta Shuruucda: In la mideeyo xeerarka hagaya dhaqdhaqaaqa shaqaalaha heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, iyo xakamaynta Shirkadaha (Agencies): In la kormeero shirkadaha dadka dibadda u dira, si looga hortago tacaddiyada iyo ka ganacsiga dadka.

โ€‹Ilaalinta Xuquuqda :Hubinta badqabka iyo xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka shaqeeya dalka dibaddiisa.
โ€‹Wada-shaqayn: xoojinta xiriirka hayโ€™adaha dowladda si loo helo nidaam shaqo-siineed oo hufan.

โ€‹Wasiir Ibraahim jaamac Reygal iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa ugu dambayn u mahadceliyey madaxda heer Federal iyo hawlwadeennada ILO ee fududeeyey barnaamijkan muhiimka u ah horumarka shaqaalaha.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€D-
๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐จ๐ ๐ญ๐š & ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š, ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Address

Shacabka Area
Laascaanood

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share