Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Waqooyi Bari

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Waqooyi Bari ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐๐š๐ ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ข๐จ๐ซ, ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐ฅ ๐€๐Ÿ๐Ÿ๐š๐ข๐ซ๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐‘๐ž๐œ๐จ๐ง๐œ๐ข๐ฅ๐ข๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ก๐ž๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ง ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š,

๐”๐‰๐„๐„๐ƒ๐Ž: ๐Œ๐€๐†๐€๐‚๐€๐€๐๐ˆ๐ƒ,โ€Žโ€ŽWasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Waqooyi-bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž...
02/06/2026

๐”๐‰๐„๐„๐ƒ๐Ž: ๐Œ๐€๐†๐€๐‚๐€๐€๐๐ˆ๐ƒ,
โ€Ž
โ€ŽWasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Waqooyi-bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž, ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay ๐ŸŽ๐Ÿ, ๐‰๐”๐”๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, si rasmi ah u magacaabay Maamulka cusub ee Degmada Dhahar.

Magacaabistan ayaa lagu saleeyey baahida loo qabo Xoojinta Maamulka degmada, dardargelinta adeegyada bulshada, adkaynta amniga, iyo kor u Qaadidda horumarinta Degmadda,

Wasiirku wuxuu maamulka cusub u rajaynayaa guul, hoggaan hufan, iyo inay si daacadnimo, hufnaan iyo masโ€™uuliyad leh ugu adeegaan bulshada Degmada Dhahar.

Sidoo kale, waxaa la farayaa dhammaan laamaha kala duwan ee Dowladda Waqooyi-bari inay si dhow ula shaqeeyaan maamulka cusub, si loo xaqiijiyo adeeg-bixin tayo leh, Amni waara, iyo horumar loo dhan yahay.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ-
_________________________

โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž

๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/
๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ
๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’

๐๐€๐€๐ ๐๐€๐๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒ ๐Ÿ•Š๏ธWaxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan eheladii, qaraabadii iyo bulshada ay ka baxeen marxuumiin...
29/05/2026

๐๐€๐€๐ ๐๐€๐๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒ ๐Ÿ•Š๏ธ

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan eheladii, qaraabadii iyo bulshada ay ka baxeen marxuumiintii ku geeriyootay dirirtii nasiib-darrada ahayd ee shalay ka dhacday deegaanka daaqsimeedka ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ-๐‹๐š๐ ๐ฎ๐ฑ๐จ๐จ๐ซ Waxaan Alle uga baryaynaa in uu marxuumiinta naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dhaawacyadana caafimaad degdeg ah siiyo.

Sidoo kale, waxaan baaq nabadeed u diraynaa labada beelood ee walaalaha ah ee ay colaaddani dhex martay. Labadan beelood waa ehel, isku deegaan ah, isla markaana ay ka dhexeeyaan xidhiidho walaalnimo Colaaddani waa mid laga baaqsan karayey, wax dan ahna ugu jirin bulshada iyo wadajirka shacabka Dowladda Waqooyi Bari.

Waxaan ugu baaqaynaa cuqaasha, waxgaradka, culimada, dhalinyarada, haweenka iyo dhammaan cid kasta oo saamayn ku leh bulshada inay si degdeg ah uga qayb qaataan daminta colaaddan, xasillinta xaaladda jirta, iyo hirgelinta nabad waarta iyo wada noolaansho ku dhisan is-ixtiraam iyo walaalnimo.

Wasaaradda Arrimaha Guduhu waxay ugu baaqaysaa labada beelood ee walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka daaqsimeedka Madax Lagu Xoor inay is-xakameeyaan, kana fogaadaan tallaabo kasta oo sii hurin karta colaadda, una hoggaansamaan awaamiirta ciidamada amniga iyo hayโ€™adaha dowladda ee ku hawlan sugidda amniga iyo nabadda.

๐€๐‹๐‹๐„ ๐‡๐€ ๐ˆ๐๐€๐†๐” ๐†๐€๐‹๐‹๐€๐ƒ๐Ž ๐๐€๐๐€๐ƒ, ๐—๐€๐’๐ˆ๐‹๐‹๐Ž๐Ž๐๐ˆ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐ƒ๐€๐‰๐ˆ๐‘ ๐–๐€๐€๐‘๐€. ๐Ÿค๐Ÿ•Š๏ธ

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐€๐๐ก๐ฑ๐š,๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š ๐ŸŒ™Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ...
26/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐€๐๐ก๐ฑ๐š,

๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š ๐ŸŒ™

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Waqooyi-bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž,, ayaa Hambalyo diirran u diray ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐€๐๐ก๐ฑ๐š, Ee Sanadka ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ• ee Hijriga Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Waqooyi-bari.

Wasiirku wuxuu Alle SWT ka baryay inuu ka aqbalo cibaadadii iyo acmaashii wanaagsanaa ee aynu soo gudanay Maalmihii khayr iyo ajarka badan lahaa.

Sidoo kale, Wasiirku wuxuu shacabka u rajeeyay Ciid farxad leh, caafimaad, nabadgelyo iyo horumar waara.

Waxaan Allah SWT ka baryayaa in sanadkan sanadkiisa aan ku gaadhno nabad, barwaaqo, iyo horumar.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ-
_________________________

โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž

๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/
๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ
๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’

๐–๐€๐’๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€, ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐…๐“๐ˆ ๐๐€๐‹๐‹๐€๐€๐ƒ๐‡๐€๐  ๐”๐” ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐Œ๐ˆ๐๐€๐˜๐Ž ๐€๐˜๐€๐€ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐ˆ๐ˆ ๐‹๐€๐๐€๐€๐ƒ ๐Š๐” ๐’๐”๐†๐€๐ ๐ƒ๐„๐„๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐Œ๐€๐ƒ๐€...
19/05/2026

๐–๐€๐’๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€, ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐…๐“๐ˆ ๐๐€๐‹๐‹๐€๐€๐ƒ๐‡๐€๐ ๐”๐” ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐Œ๐ˆ๐๐€๐˜๐Ž ๐€๐˜๐€๐€ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐ˆ๐ˆ ๐‹๐€๐๐€๐€๐ƒ ๐Š๐” ๐’๐”๐†๐€๐ ๐ƒ๐„๐„๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘,

๐’๐Ž๐Ž๐‹: ๐Ÿ๐Ÿ—/๐ŸŽ๐Ÿ“/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž, iyo Wafti ballaadhan uu hoggaaminayo ayaa Maalintii labaad ku sugan Deegaanka Madax Laguxoor, halkaas oo ay ka wadaan dadaallo lagu Xoojinayo amniga, nabad-gelyada iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka.
โ€Ž
โ€ŽWaftiga Wasiirka ayaa maanta waxaa ku soo biiray Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐€๐ฐ-๐ฑ๐š๐ฌ๐š๐ง oo door weyn ka Qaadanaya Xoojinta Arrimaha Nabadda iyo Deganaanshaha deegaanka.

Guddoomiyuhu waxa uu bulshada ku bogaadiyey dadaallada socda ee lagu adkaynayo Amniga iyo ilaalinta Xasilloonida deegaanka.
โ€Ž
โ€ŽIntii uu waftigu halkaasi ku sugnaa, Wasiirka iyo Masuuliyiinta la socotay waxay kulamo kala duwan la Yeesheen Qeybaha bulshada iyo Waxgaradka deegaanka, iyagoo kala hadlay muhiimadda ay leedahay Wadajirka bulshada, ilaalinta nabadda iyo ka shaqaynta horumarka deegaanka.
โ€Ž
โ€ŽSidoo kale, Masuuliyiintu waxay bulshada la Wadaageen Goโ€™aamo muhiim ah oo lagu Sugayo Amniga deegaanka, kuwaas oo Saldhig u noqon Doona Xoojinta Xasilloonida iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka Madax Laguxoor.
โ€Ž
โ€ŽWaxaa si rasmi ah loo faray Ciidanka Daraawiishta iyo Ciidanka Booliska Dowladda Waqooyi Bari ee u xilsaaran Amniga guud inay Tallaabo adag ka Qaadaan cid kasta oo lagu arko falal lidi ku ah Nabadda, Xasilloonida iyo Goโ€™aamada wadajirka ah ee la isla Qaatay, si loo Xaqiijiyo Amni waara iyo Deganaansho buuxa.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ-
_________________________

โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž

๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/
๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ
๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’

19/05/2026

๐–๐€๐’๐ˆ๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€, ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐…๐“๐ˆ ๐๐€๐‹๐‹๐€๐€๐ƒ๐‡๐€๐ ๐”๐” ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐Œ๐ˆ๐๐€๐˜๐Ž ๐€๐˜๐€๐€ ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐ˆ๐ˆ ๐‹๐€๐๐€๐€๐ƒ ๐Š๐” ๐’๐”๐†๐€๐ ๐ƒ๐„๐„๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘,

๐’๐Ž๐Ž๐‹: ๐Ÿ๐Ÿ—/๐ŸŽ๐Ÿ“/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž, iyo Wafti ballaadhan uu hoggaaminayo ayaa Maalintii labaad ku sugan Deegaanka Madax Laguxoor, halkaas oo ay ka wadaan dadaallo lagu Xoojinayo amniga, nabad-gelyada iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka.
โ€Ž
โ€ŽWaftiga Wasiirka ayaa maanta waxaa ku soo biiray Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐€๐ฐ-๐ฑ๐š๐ฌ๐š๐ง oo door weyn ka Qaadanaya Xoojinta Arrimaha Nabadda iyo Deganaanshaha deegaanka.

Guddoomiyuhu waxa uu bulshada ku bogaadiyey dadaallada socda ee lagu adkaynayo Amniga iyo ilaalinta Xasilloonida deegaanka.
โ€Ž
โ€ŽIntii uu waftigu halkaasi ku sugnaa, Wasiirka iyo Masuuliyiinta la socotay waxay kulamo kala duwan la Yeesheen Qeybaha bulshada iyo Waxgaradka deegaanka, iyagoo kala hadlay muhiimadda ay leedahay Wadajirka bulshada, ilaalinta nabadda iyo ka shaqaynta horumarka deegaanka.
โ€Ž
โ€ŽSidoo kale, Masuuliyiintu waxay bulshada la Wadaageen Goโ€™aamo muhiim ah oo lagu Sugayo Amniga deegaanka, kuwaas oo Saldhig u noqon Doona Xoojinta Xasilloonida iyo wada Noolaanshaha bulshada deegaanka Madax Laguxoor.
โ€Ž
โ€ŽWaxaa si rasmi ah loo faray Ciidanka Daraawiishta iyo Ciidanka Booliska Dowladda Waqooyi Bari ee u xilsaaran Amniga guud inay Tallaabo adag ka Qaadaan cid kasta oo lagu arko falal lidi ku ah Nabadda, Xasilloonida iyo Goโ€™aamada wadajirka ah ee la isla Qaatay, si loo Xaqiijiyo Amni waara iyo Deganaansho buuxa.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ-
_________________________

โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž

๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/
๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ
๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’

๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐—๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐—๐Ž๐Ž๐‹๐Ž-๐ƒ๐€๐€๐๐„๐„๐๐Š๐€ ๐„๐„ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐†๐€๐‘๐€๐,๐’๐Ž๐Ž๐‹: ๐Ÿ๐Ÿ–/๐ŸŽ๐Ÿ“/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ...
18/05/2026

๐Š๐Ž๐‘๐Œ๐„๐„๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐—๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐—๐Ž๐Ž๐‹๐Ž-๐ƒ๐€๐€๐๐„๐„๐๐Š๐€ ๐„๐„ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐— ๐‹๐€๐†๐”๐—๐Ž๐Ž๐‘ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐†๐€๐‘๐€๐,

๐’๐Ž๐Ž๐‹: ๐Ÿ๐Ÿ–/๐ŸŽ๐Ÿ“/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž, oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐š๐ช ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž, Taliyaha Guud Ciidanka Daraawiishta, Taliyaha Guud Ciidanka Booliska, Xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Dowladda Waqooyi Bari, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Guddoomiyaha Gobolka Sool, Maayar ku-xigeenka Degmada Laascaanood iyo Guddoomiyaha Degmada Yagoori ayaa gaadhay deegaanada hoostaga Dooxooyinka Xoolo-daaqeenka Madax-lagu-xoor iyo Garab.
โ€Ž
โ€ŽUjeeddada Safarka Wafdigan ballaadhan ayaa ahaa adkaynta xaaladda amniga, xoojinta difaaca Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, iyo la dagaallanka deegamaynta sharci-darrada ah ee lagu samayeeyo dhulka Xoolo-daaqeenka.
โ€Ž
โ€ŽIntii uu wafdigu ku sugnaa deegaanadaas, waxay kormeero iyo booqashooyin ku tageen goobo kala duwan oo h**e Wasaaradda Arrimaha Guduhu uga soo saartay Awaamiir Mamnuucaya in si sharci-darro ah loo deegaameeyo dhulka xoolo-daaqeenka, maadaama uu yahay dhul muhiim u ah nolosha iyo dhaqaalaha bulshada Dowladda Waqooyi Bari.
โ€Ž
โ€ŽWasaaradda Arrimaha Gudaha oo sii Xoojinaysa dadaallada lagu ilaalinayo dhulka daaqsinka ayaa kulamo la qaadatay odayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka. Kulamadaas waxaa si cad loogu adkeeyey in aan la oggolaan doonin deegamayn sharci-darro ah oo laga sameeyo dhulka xoolo-Daaqeenka ah, isla markaana loo baahan yahay wadajir iyo iskaashi lagu ilaalinayo khayraadka deegaanka.
โ€Ž
โ€ŽSidoo kale, wafdigu waxay u kuur-galeen xaaladaha deegaanka iyo baahiyaha ka jira goobaha xoolo-dhaqatada, iyagoo bulshada deegaanka ku dhiirrigeliyey in si wadajir ah loo ilaaliyo dhulka daaqsinka, loo adkeeyo amniga, loona xoojiyo xasilloonida deegaanka.
โ€Ž
โ€ŽBulshada ku dhaqan deegaanadaas ayaa si weyn u soo dhaweeyey wafdiga, iyagoo muujiyey taageerada ay u hayaan dadaallada Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ee lagu ilaalinayo dhulka daaqsinka, amniga iyo wadajirka bulshada.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ-
_________________________

โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž

๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/
๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ
๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’

18/05/2026

Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Waqooyi Bari, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž, ayna ka mid yihiin Wasiirka Amniga, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐š๐ช ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž, Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska, xildhibaano iyo agaasimayaal, iyo Gudoomiyaha Gobolka sool ayaa gaadhay deegaanka Madax Laguxoor.

Ujeeddada socdaalka wafdiga ayaa ah Xoojinta iyo adkaynta amniga guud, dardargelinta wada shaqaynta hayโ€™adaha amniga iyo bulshada deegaanka, iyo xaqiijinta nabadgelyo waarta oo ka hortagta khilaafaadka ka dhasha dhul-daaqsimeedka deegaanka.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ-
_________________________

โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž

๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/
๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ
๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’
โ€Ž

17/05/2026

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž oo uu weheliyo Wasiirka Amniga ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐š๐ช ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž, oo ku gudda ku jira socdaalka shaqo ee gobollada Sanaag iyo Sool, ayaa kormeer shaqo ku tegay degmooyinka Awrboogays iyo Xudun.
โ€Ž
โ€ŽSocdaalka Wasiirrada ayaa ujeeddadiisu ahayd u kuurgelidda Xaaladaha guud ee degmooyinka, gaar ahaan adeegyada bulshada iyo xarumaha dowladda.

Wasiirradu waxay booqdeen xarumaha maamulka degmooyinka, goobaha waxbarashada, Xarumaha caafimaadka, iyo guud ahaan xarumaha bixiya adeegyada bulshada ee degmooyinka Xudun iyo Awrboogays.
โ€Ž
โ€ŽIntii uu socdaalku socday, wasiirrada waxay kulamo kala duwan la yeesheen maamulka degmooyinka, cuqaasha, waxgaradka, aqoonyahannada, dhallinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulamadaas ayaa diiradda lagu saaray adkeynta nabadda, wada-shaqeynta bulshada iyo dowladda, iyo sidii si mideysan looga shaqeyn lahaa horumarinta degmooyinka.
โ€Ž
โ€ŽWasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Axmed Cali Yakhle ayaa bulshada ku boorriyey inay gacmaha is qabsadaan, isla markaana ay door muuqda ka qaataan horumarinta deegaanadooda, xoojinta wadajirka bulshada, iyo taageeridda adeegyada aas-aasiga ah si loo gaaro horumar waara oo shacabka dan u ah.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ-
_________________________

โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž

๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/
๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ
๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’
โ€Ž

๐’๐‡๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐“๐Ž๐ƒ๐Ž๐๐€๐€๐ƒ๐‹๐€๐‡๐€ ๐„๐„ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ, ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ | ...
16/05/2026

๐’๐‡๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐“๐Ž๐ƒ๐Ž๐๐€๐€๐ƒ๐‹๐€๐‡๐€ ๐„๐„ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ,

๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ | ๐Ÿ๐Ÿ”/๐ŸŽ๐Ÿ“/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Waqooyi Bari ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐š๐ง ๐ˆ๐ข๐ฆ๐š๐ง ๐‚๐š๐ฅ๐ข, ayaa kulan Muhiim ah la qaatay Agaasime-waaxeedyada kala duwan iyo guud ahaan Shaqaalaha Wasaaradda,
โ€Ž
โ€ŽKulankan ayaa diiradda lagu saaray Xoojinta Wada-shaqaynta iyo iskaashiga shaqaalaha, Dardargelinta fulinta Qorshaha Sanadlaha ah ee Wasaaradda, iyo sidii si Mideysan looga shaqayn lahaa hirgelinta Yoolalka iyo himilooyinka Wasaaradda,
โ€Ž
โ€ŽSidoo kale, Agaasimaha Guud ayaa ku boorriyey dhammaan Shaqaalaha in ay laban-laabaan Dadaalkooda shaqo, isla markaana ay si hufan uga wada Shaqeeyaan Xoojinta howlaha muhiimka ah ee Wasaaradda horyaalla, si loo gaadho adeeg hufan iyo horumar waara gunaaadkii Agaasimaha ayaa ku dheeri geliyey in shaqalaha in Tilmaahaha shaqo, halbeegyadda Shaqadda lagu Wajaho si Midaysan.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ-
_________________________

โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž

๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/
๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ
๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’
โ€Ž

16/05/2026

๐‚๐„๐„๐‹๐๐”๐‡, ๐—๐ˆ๐๐†๐€๐‹๐Ž๐Ž๐‹, ๐ƒ๐€๐Œ๐€๐‹๐„-๐—๐€๐‘๐€๐†๐„, ๐–๐€๐‘๐ƒ๐‡๐„๐„๐‘ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐‘'๐ˆ๐ƒ๐€๐€๐ƒ.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ž oo uu Weheliyo Wasiirka Amniga, oo ku guda jira Socdaal Nabadeed oo ay ku Marayaan Gobolka Sanaag, ayaa gaadhay deegaanada ๐‚๐ž๐ž๐ฅ๐›๐ฎ๐ก, ๐—๐ข๐ง๐ ๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ, ๐ƒ๐š๐ฆ๐š๐ฅ๐ž-๐—๐š๐ซ๐š๐ ๐ž, ๐–๐š๐ซ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ'๐ข๐๐š๐š๐
โ€Ž
โ€ŽWasiirka iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ayaa kulamo kala duwan la yeeshay qaybaha bulshada ee deegaanadaasi, kuwaas oo ay ka mid yihiin madax-dhaqameedka, culimada, haweenka, dhalinyarada iyo waxgaradka bulshada. Kulamadaasi ayaa diiradda lagu saaray Xoojinta nabadda, wada noolaanshaha bulshada iyo iskaashiga amniga.
โ€Ž
โ€ŽMdane Wasiir Axmed Cali Yakhle ayaa bulshada ku booriyey inay door muuqda ka qaataan adkaynta nabadda iyo ilaalinta Amniga deegaanka, isaga oo xusay in horumarka iyo Xasilloonidu ku iman karaan iskaashi iyo midnimo bulsho.

Wasiirku waxa uu sidoo kale ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in bulshada iyo hayโ€™adaha ammaanku si dhow u wada shaqeeyaan si looga hortago wax kasta oo Carqaladayn kara nabadda iyo wadajirka bulshada.
โ€Ž
โ€ŽSocdaalkan nabadeed ayaa qayb ka ah dadaallada Dowladda Waqooyi Bari ay ugu jirto Xoojinta nabadgelyada, dib-u-heshiisiinta iyo adkaynta wada noolaanshaha bulshada ku dhaqan Gobolka Sanaag.

-๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ-
_________________________

โ ๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐–๐€๐‘๐…๐€๐€๐…๐ˆ๐๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐ˆ๐ƒ๐‡๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐ƒ๐€๐ƒ ๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐…๐„๐ƒ๐„๐‘๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐ˆ๐-๐”-๐‡๐„๐’๐‡๐ˆ๐’๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐–๐€๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ ๐๐€๐‘๐ˆ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€.โž

๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://www.facebook.com/share/1CLd2gvmCG/
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐˜๐—ผ๐—ธ: https://www.tiktok.com/?_t=ZM-90mzTCp6VQ3&_r=1
๐ŸŒ ๐—ช๐—˜๐—•๐—ฆ๐—œ๐—ง๐—˜: https://moifar.ne.so/
๐Ÿ“ง ๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ.๐Œ๐จ๐ข๐Ÿ๐š๐ซ@๐๐ž.๐ฌ๐จ
๐• Twitter: @๐Œ๐Ž๐ˆ๐…๐€๐‘๐–๐๐’
โ€Ž

Address

SOOL
Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Waqooyi Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Waqooyi Bari:

Share