Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari

Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Kusoo dhawoow bogga rasmiga ah ee Xidhiidhka Kubada Cagta SSC khaatumo.

22/05/2026

Gudoomiyaha Xidhiidhka kubada cagta degmada taleex iyo maayarka degmada taleex ayaa soo gabagabeeyey tartanka kubada cagta waxbarashada degmada taleex

Ujeedo:Magacaabis
16/05/2026

Ujeedo:Magacaabis

07/05/2026

War saxafadeed

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur ayaa magacaabay gudoomiyaha Xidhiidhka kubada ...
07/05/2026

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur ayaa magacaabay gudoomiyaha Xidhiidhka kubada cagta degmada buuhoodle

Tacsi إنا لله وإنا إليه راجعون Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi bari Saleebaan Cismaan C/nuur iyo hawl wadeen...
23/04/2026

Tacsi
إنا لله وإنا إليه راجعون

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi bari Saleebaan Cismaan C/nuur iyo hawl wadeenada Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Iyo bahda isboortiska Waqooyi Bari Waxay tacsi udiriyaan Cabdilaahi Cali gees oo kamida ahaa macalimiinta kooxaha heerka saddexaad ee caasimada Laascaanood oo geeriyooday waa geeri naxdin Leh ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo Ehel iyo Asxaab samir iyo iimaan haka siiyo

…………………………………DHAMAAD………………………

Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi bari oo ugu horeeyo Madaxweynaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan...
09/04/2026

Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi bari oo ugu horeeyo Madaxweynaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur waxay hambalyo u dirayaan garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha loo xushay inay dhexdhexaadiyaan tartanka Koobka Adduunka (World Cup).

Waxaan ku amaanaynaa garsooraha dadaalkiisa, kartidiisa iyo horumarka uu ka gaaray garsoorka caalamiga ah, in tani ay tahay sharaf weyn oo u soo hoyatay Soomaaliya guud ahaan. Sidoo kale, waxaan u rajaynaynaa guul iyo in uu si hufan u gutto waajibaadka culus ee loo igmaday.

04/04/2026

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur iyo agaasimaha waaxda Ciyaaraha C/fataax C/laahi ducaale ayaa maanta shaaciyey tartanka waxbarashada gobolka sool

18/03/2026

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur agaasimaha Waaxda ciyaaraha C/fataax C/laahi xoghayaha dawlada hoose boos dubad boos

gudoomiyaha Xisbiga JSP Waqooyi bari Cabaas saleeban ayaa soo gabagabeeyey tartanka ramadan cup golis Ee habeenki loo qabtay dhalinyarada caasimada tartanka oo fulinayeen Xidhiidhka Kubada Cagta waqooyi bari

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur agaasimaha Waaxda ciyaaraha C/fataax C/laahi x...
18/03/2026

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur agaasimaha Waaxda ciyaaraha C/fataax C/laahi xoghayaha dawlada hoose boos dubad boos

gudoomiyaha Xisbiga JSP Waqooyi bari Cabaas saleeban ayaa soo gabagabeeyey tartanka ramadan cup golis Ee habeenki loo qabtay dhalinyarada caasimada tartanka oo fulinayeen Xidhiidhka Kubada Cagta waqooyi bari

17/03/2026

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari Saleebaan Cismaan C/nuur agaasimaha waaxda ciyaaraha C/fataax C/laahi iyo Isuduwaha gobolka gudoomiyaha Xidhiidhka degmada iyo uqaabilsanaha Wasaarada ciyaaraha waqooyi bari Iyo wasaarada federaalka Maxamud aadan Askar ayaa maanta Soo xidhay Tartanka ramadaan cup ee caasimada oo sanadka kasta fuliyo xidhiidhka kubada cagta waqooyi bari

Address

Laascaanood
1001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidhiidhka Kubada Cagta Waqooyi Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share