SSC-Khatumo State

SSC-Khatumo State Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SSC-Khatumo State, Government Official, Laascaanood.

Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa hambalyo iyo bogaadin ugu yimid Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka la doortay D...
30/08/2025

Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa hambalyo iyo bogaadin ugu yimid Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka la doortay Dawlas Goboleedka Waqooyi Bari

Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa loo doortay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya 5-ta sano ee ...
30/08/2025

Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa loo doortay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya 5-ta sano ee soo socota

Sidoo kale Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Dawladda

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSC-Khatumo State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share