Daror Engineering & technology industries

Daror Engineering & technology industries Waxaanu idiin haynaa qalab casri ah oo Lagu sameeyey dalkeena hooyo Quruxdiinu waa quruxdayada

06/05/2026
04/05/2026

Discover the innovative advancements at Daror Engineering! We're committed to excellence in technology, delivering solutions that shape the future. 😊

Xarunta ugu wayn South West Laascaanood, Buurtinle Gaalkacayo qardho Boosaaso Garoowe intaba waanu kuugu adeegi dalabkaa...
02/05/2026

Xarunta ugu wayn South West Laascaanood, Buurtinle Gaalkacayo qardho Boosaaso Garoowe intaba waanu kuugu adeegi dalabkaagu yuu ku ciilin

30/04/2026

Watch, follow, and discover more trending content.

30/04/2026

Ma rabtaa gurigaaga Sharacaadaha Quraanka nagala soo xidhiidh whatsapp Golis 907 109 349 naga soo wac telesom 0638687953

27/04/2026

Sawirada guryaha lagu Sharaxo Sida quraanka, iyo kuwo farshaxana oo samaysan bir, Nashqadaha albaabada, Ganjeelooyinka, daaqadaha guryaha,

27/04/2026

Qurxinta Gardenka Ama daarada gurigaaga ka dhig meel hadh qurux iyo ku soo hiroshaba leh. Sidoo kale Sink ka Shelf ka dukaamada meelaha biyo mareenka birta la dul saaro Pven ka Cooker ta IWM Samaynteeda anagaa laga helaa

Nashqadahan birkasta ama dhumiucdeedu ha  adkaato ama ha jilicsanaato waanu samaynaa 25mm thick ilaa 0.2
27/04/2026

Nashqadahan birkasta ama dhumiucdeedu ha adkaato ama ha jilicsanaato waanu samaynaa 25mm thick ilaa 0.2

Address

Laascaanood

Telephone

+25263333333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daror Engineering & technology industries posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Daror Engineering & technology industries:

Share