Mahad Cambashe

Mahad Cambashe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mahad Cambashe, Armed forces, Sool, Laascaanood.

Laandheeraha halaga leexdo Maxamud waa layaqaan haybtiisa cid badali karta ma jirto kuwaa meelahaas la wareegaya Hindi H...
28/06/2025

Laandheeraha halaga leexdo Maxamud waa layaqaan haybtiisa cid badali karta ma jirto kuwaa meelahaas la wareegaya Hindi Hindi wax layiraahdo ma jirto ninkii badalaya haybtiisa habadalo dee war ninkaas isaga leexda waa siyaasi puntand Kuma Tala wax kasta oo uu ku hadlayo

17/04/2025

Bismillah halkan waxaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhaman ciidanka qaranka intii ku nafweyday dagaalkii dhexmaray maamulka ssc khatumo iyo ciidanka qaranka intii ku dhimatay alle samir iyo iman ha inagasiiyo

Waxaani waa gunimo dhulbantow ninkaa hadii aydaan magtaa ka bixin caalamka waxaa gaaraysa qaylo dhaan lay dinku ceebayna...
04/09/2024

Waxaani waa gunimo dhulbantow ninkaa hadii aydaan magtaa ka bixin caalamka waxaa gaaraysa qaylo dhaan lay dinku ceebaynayo

Somalidu waxay tirahdaa nina Tolkiii k**a Jano tago qaranka waxaan Lee yhy ismahadinta hala joojiyo hadiii la joojin way...
20/05/2024

Somalidu waxay tirahdaa nina Tolkiii k**a Jano tago qaranka waxaan Lee yhy ismahadinta hala joojiyo hadiii la joojin wayo ficilku wuxuu iman doonaaa

Tola ay somalilandney anigoo xanuunsanaya ayaad igu jeesjeesteen anigoo abaal idiin galay hadad iga naxaysan 0634608952 ...
24/10/2023

Tola ay somalilandney anigoo xanuunsanaya ayaad igu jeesjeesteen anigoo abaal idiin galay hadad iga naxaysan 0634608952 igusoodira

Hadii aan laga waan toobin waxayaalaha dhaqanka iyo siyaadsan xumada ka abuuraya gobolka waxaan qaadaynaa waliba anigu q...
24/10/2023

Hadii aan laga waan toobin waxayaalaha dhaqanka iyo siyaadsan xumada ka abuuraya gobolka waxaan qaadaynaa waliba anigu qaadayaa talaabo aan lama hadin hadii buuqa nalaga dayn waayo waxaan xaq uleeyahay inan talaabo cad qaado aniga iyo ciidankayga gaar ka ahi somaliland hadii ay uhaystaan in dad gaar ahi leeyihin waan is arki doonaa wabillhi tawafiiq

War-saxafadeed : Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa  gacanta kusoo dhigay Edeysane   Dable C/raxmaa...
24/10/2023

War-saxafadeed :

Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Dable C/raxmaan ibraahin Aadan ina Saynab Maxamed 21jir oo ku eedaysan inuu xalay Abaarro 8:20 habeenimo Xaafadda Baddacas ku dilay Marxuum-Mustafe ibraahin Aadan ina Koos Aadan 33 jira, Ciidanka Booliska ayaa hawlgal iyo dedaal ay sameeyeen saaka subaxnimadii gacanta kusoo dhigay eedeysanahan , waxaana lagu soo qabtay Deegaanka Aw-barkhadle ee bariga Magaalada Hargaysa isagoo hubkiisa wata markii Ciidanka Boolisku hareeriyeenna is dhiibay , waxaanu hadda ku jiraa gacanta Ciidanka Booliska , iyadoo si degdeg u horgeyn doonno Sharciga.

Dhanka kale waxa Ciidanka Boolisku gacanta kusoo dhigeen Eedaysane Maxamed Baashe Muuse ina Safiya Xasan 25jir oo kamid ahaa xubnihii la socday oo ku eedaysan ina gacan siiyeen Eedaysanahan dilka gaystya , waxaana sidoo kale Ciidanka Boolisku ku raad-joogaan laba eedaysane oo baxsad ku maqan oo aan wali la aqoonsan.
Taliska Ciidanka Boolisku waxuu tacsi u dirayaa dhammaan ehelkii , qaraabadii iyo qoyskii uu ka baxay marxuum Mustafe Ibraahim Aadan.

Ciidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba lasoo wadaagaan, waxa uuna ka codsanayaa in ay kor usii qaadaan lashaqeynta Ciidanka Booliska.

Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL
Call Number 999

23/10/2023

Asalaamu calaykum guud ahaan reer somaliland.
Sida aynu ka warhaynaba; waxaynu nahay dal qaan-gaadh ah oo ku dhawaad nus qarni soo jiray, balse aan weli si buuxda u helin aqoonsi ama ictiraaf badan; iyadoo ay sidaa tahay haddana ilaahay u gargaaray, kana dhigay dal nimcaysan, dal buuxiyey dhammaan shuruudihii looga baahnaa waddan, dal isku filan, dal ay ku soo hirtaan quwadaha caalamku iyagoo ka duulaaya nimcooyinka ilaahay noogu galladay iyo mandiqaddan istaraatiijiyadeed ee aynu juqraafi ahaan dunida kaga abtirsanno.
— Haseyeeshee soomaalidu waxay tiraahdaa "Jilbo geel jire kolba dhinac ayaa qaawane " ; dalka iyo dadkaba waxa muuqata intii aynu soo jirnayba meelo badan oo baylah inaga ahi inay jiraan, meelahaasoo sidii loo xallin lahaa aanay marnaba ka fursan doonin iskaashi ay muujiyaan shacbiga reer Somaliland ee gude iyo dibadba ku kala sugan.
— Sidaa awgeed; waxaanu samaynay Madal urur(FORUM) iskaa‐wax-u-qabso ah(Volunteer), Siyaasaddana k**adax bannaan; kaasoo ay si wada jira ugu midaysnaan doonaan Dadka reer somaliLAND ee gude iyo dibadba ku kala sugan, si ay dhexda ugu xidhaan talo iyo tallaabo hadba wixii ay dalkan iyo dadkaba u soo kordhin karaan; innagoo qaranimadeenna iyo dawladnimadeenna xoojinayna; hadba xukuumaddii xilka inoo haysana aynaan ku wada eeganaynin waxqabadyada dalka dhinac kasta min bari ilaa galbeed.
______________________________________________________________

U jeedooyinka ugu waaweyn ee ururkeenani waxa weyaan:-

1) Ka-hortagidda waxyaalaha lidiga ku ah qaranka JSL oo ay kamid tahay sidii loo xak**ayn lahaa baraha bulshada wixii ina sumcad-xumaynaaya, amase bulshadeena isku diraaya (Report garayn).
—Sida ka muuqata qodobkan koobaadna; ahdaafta Ururkeennani k**a madhna wixii aynu markii horeba isugu nimid ee ahayd xak**aynta baraha bulshada(waliba qaab ka duwan kana hormarsan qaabkii aynu hawsha u wadi jirnay); waayo markan waxaynu kaashanaynaa aqoonyahano reer somaliland ah oo khibraddooda iyo derajooyinkoodaba diyaar la ah inay huraan, kuwaasoo awood u leh inay caalamka u gudbiyaan waxyaabaha aynu report-gareenayno amase aynu ka cabanayno, si loo xakameeyo; balse si hadalkooda loo dhagaysto, waa inay jiraan dad garab taagnaada oo ay tirsan karaan urur ahaan, dadkaasina waa innaga.

2) Wuxuu ka shaqeeyaa ururku horumarinta dhalinyarada iyo kor uqaadista xirfadooda.

3) Wuxuu ka qayb qaadanayaa ururku; kor u qaadista iyo horumarinta waxbarashada wadaniga ah iyo bedqabka caafimaadka (Civic education & health).

4) Barista dadka waxyaabaha xaqa loogu leeyahay iyo wixii ay xaq u leeyihiin (bill of rights).

5) Ka-hortagida dhaqamada xunxun ee bulshada dhaawacaya dhaqan ahaan iyo maskax ahaanba.

- Wax qabadyada ururku hiigsanaayo intaas way ka sii baaxad weyntahay, tartiib tartiib ayeynu ugu sii ruqaansanaynaa wax qabadyada kale ee aynu hiigsanayno haddii alle idmo.
______________________________________________________________

Waxyaabaha looga baahanyahay qofka inagu soo biiraaya waxaa kamida ;
1) Inuu haysto kaadhka dhalashada JSL amase kaadhka codaynta JSL ama baasaboorka JSL; hadba kii uu heli karo, si aan u xaqiiqsano muwaadinimadiisa, ama inuu reer somaliland yahay.

2) Inuu yahay qof diyaar u ah inuu difaaco dalkiisa, wakhtina siin karo shirarka uu ururku marmarka qaar qabto( qaab online ah).

3) Inaanu ahayn qof qabyaaladu ay ku wayntahay balse taas bedalkeeda qaran jire ah.

4) Inaanu ahayn qof siyaasiya.
___________________________________________________________________

Ka dhalinyaro ahaan iyo ka shacbi ahaan; Waxa la taaganyahay wakhtigii aynu dalkeenna ka haqab tiri lahayn hadba meeshii iin leh; " Aboodigu ma lalo garab hadduu iin ku leeyahay;
" isu tagis tusaal waxa ku filan tuu aboor falay".
— Waxaan filayaa walaal inaad si wacan u fahamtay nuxurka; haddii aad diyaar u tahay inaad ka mid noqoto geedigan;
1) Mawqifkaagu waa inoo muhiim.
2) Haddii aad su'aal qabtana waa diyaar ee soo dhawow.

Mahadsanid

23/10/2023

Ciidamada qaranku waxay amar buuxa ku qabaan inay toogtaan cidkasta oo nabada iyo xasiloonida somaliland ka hortimaada gobolka

23/10/2023

Bismillh majecli dhooshil media yaha inaan markasta ka hadlo lkn hadii lays kalifo oo laga maarmi waayo waan ka hadlaynaa waxaan arkaayey sawiro iyo ugaasyo meelahass wareegaya oo been usheegaya dadka dhibaataysan ee qurbaha jooga ugaas ha iswareeri dalkan anagaa ka masuulah haday ka fursan waydo talaabo sharciga waa faqsan baa lagaa qaadayaaa cid somaliland iyo qaranimada noo tilmaami kartaa majirto reer awdal waxaan leeyahay caanihiina ha iska qubina qax iyo dhib taag uma haysaano kuma dayankartaan reerahaas nala dagaalqmay ee gacan bir ah baan idinku qabanaynaa hadad laydinka dareemo dhaqdhaqaaaq sareye guuto mahad canbaashe cilmi xiiir

Address

Sool
Laascaanood
GUULWADE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Cambashe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mahad Cambashe:

Share

Category