Awed travel agency las'anod

Awed travel agency las'anod Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Awed travel agency las'anod, Notary public, Laascaanood.

22/03/2026

Awed travel Hajj and Cumrah.

Soo dhawaada.

Shirkada Hajjka iyo Cumrada Ee Awed travel Hajj and Cumrah waxay Bulshada Reer Waqooyi Bari Ogaysiinaysaa in ay socoto Q...
09/10/2025

Shirkada Hajjka iyo Cumrada Ee Awed travel Hajj and Cumrah waxay Bulshada Reer Waqooyi Bari Ogaysiinaysaa in ay socoto Qabashada Xujjayda sanadka 2026 Yadda oo Qiimaha lagu xajinaya ay tahay $4,543.5 (AFAR KUN SHAN BOQOL AFARTAN IYO SADEX BAYNTI FAYF) shuruudaha laga rabaana ay tahay

Passport
Sawir Teesaro ah
Khidmada Xajka

đŸ“ĸ Ogeysiis – Shirkadda Cawed Hajj wal CumrahShirkadda Cawed Hajj wal Cumrah waxay ku wargelinaysaa ummada Muslimiinta ah...
23/09/2025

đŸ“ĸ Ogeysiis – Shirkadda Cawed Hajj wal Cumrah

Shirkadda Cawed Hajj wal Cumrah waxay ku wargelinaysaa ummada Muslimiinta ah in 25-ka October 2025 uu bixi doono Groupkii 2-aad ee Cumrada oo ah Full Package dhameystiran:

✅ Visa diyaar ah
✅ Tikid (Go & Back)
✅ Hoy raaxo leh (Hotel 🏨)
✅ Gaadiid casri ah (Bus 🚌)
✅ U adeegid iyo u khidmad joogto ah oo cumraystayaasha lagu hagayo inta lagu guda jiro safarka

👉 Waxaa la idinku hagi doonaa si xirfadaysan, iyadoo lagu hubinayo adeeg tayo sare leh iyo safar barako leh Insha Allah.

â„šī¸ Wixii faahfaahin iyo diiwaangelin ah kala xidhiidh:
📞 0634496851
📞 0907102780

31/12/2024

Shirkada Hajka iyo Cumrada Ee Awed traval agency waxay bulshada reer Ssc khatumo Ogaysiinaysa in Diwaan galinta xujayda sanadkan ay socoto Lana qabanayo Pasborada
Wixi faahfahin Ah kala xidhiidh nunberada hoos ka muuqda
What: 252634496851
Call: 0906861345

Soo dhawoow macmiil Ku hel mudo 30 cishaa visayaasha wadamada latvia iyo albania
04/11/2024

Soo dhawoow macmiil Ku hel mudo 30 cishaa visayaasha wadamada latvia iyo albania

Soo dhawoow macmiil Ku hel mudo kooban visaha wadanka Poland
08/10/2024

Soo dhawoow macmiil Ku hel mudo kooban visaha wadanka Poland

Soo dhawoow Macmiil waa kuu diyaar dhamaan Visayashani
07/10/2024

Soo dhawoow Macmiil waa kuu diyaar dhamaan Visayashani

Ogaysiis Ogaysiis waxa inoo diyaar Ah Cumradi oo qiimo jaban Adeegeduna uu u dhamaystiray yahy. Full Backage VissaHotelT...
30/07/2024

Ogaysiis Ogaysiis waxa inoo diyaar Ah Cumradi oo qiimo jaban Adeegeduna uu u dhamaystiray yahy.

Full Backage VissaHotelTicketBus

Bisharo Bisharo waxan ku heyna ticket dibada iyo gudaha waxan ka cawin donawadamada caalamka visohoda qima ku rali galiy...
08/07/2024

Bisharo Bisharo waxan ku heyna ticket
dibada iyo gudaha waxan ka cawin dona
wadamada caalamka visohoda qima ku rali galiya

02/06/2024

Dhamman bulshada waxaan ugu baaqaya inay si fiicaan uga faa,iidaystan .
Mahadsanid

Waxay Dhaman Vissa Yashani Kugu Diyar Yihin Awed Travel Agency.
24/04/2024

Waxay Dhaman Vissa Yashani Kugu Diyar Yihin Awed Travel Agency.

Address

Laascaanood

Telephone

+252634496851

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awed travel agency las'anod posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Awed travel agency las'anod:

Share

Category