Dowladda Hoose Ee Laascaanood

Dowladda Hoose Ee Laascaanood Bogga Rasmiga ah ee Dawlada Hoose ee Laascanood

Hambalyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan  shacabka Waqooyi Bari Munaasibadda Ciidul Adxaa.Nabad iyo Barwaaqo ...
26/05/2026

Hambalyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan shacabka Waqooyi Bari Munaasibadda Ciidul Adxaa.

Nabad iyo Barwaaqo ayaaan idin rajayn dhamantiin.

Boos dubad boos
Xoghayaha fulinta Dowladda Hoose Ee Laascaanood

Dhambaal Hambalyo Munaasibadda weyn ee Ciidda Carrafo, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Bulshadda Reer Waqooyi Bari,Um...
26/05/2026

Dhambaal Hambalyo

Munaasibadda weyn ee Ciidda Carrafo, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Bulshadda Reer Waqooyi Bari,Ummadda Islaamka ah iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed , waxaan Eebbe u weydiinayaa nabad, farxad iyo badhaadhe inay ku ciidaan.

Maayarka Caasimadda
Cabdiraxiim Cali Ismaaciil.

C I I D M U B A A R A KMunaasibadda weyn ee Ciidda Carrafo, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Ummadda Islaamka ah, dadk...
26/05/2026

C I I D M U B A A R A K

Munaasibadda weyn ee Ciidda Carrafo, waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Ummadda Islaamka ah, dadka Soomaaliyeed iyo shacabka Waqooyi bari.
Waxaan leeyahay ku ciida nabad, farxad iyo badhaadhe idanka ilaahay.

Maayar ku xigeenka Caasimadda
Axmed Maxamud Cumar

10/05/2026

Raxmaadka Rabbi ee ka da'ay Gudaha Caasimadda Laascaanood oo ahaa mid kamida roobkii ugu badnaa ee Magaaladda hela ayaa sababay in biyo badani soo galaan suuqyadda magaaladda waxaana masuuliyiinta dowladda hoose ay maanta suuqyadda ka sameeyeyeen biyo saarin balaadhan.

09/05/2026

Kalmaddii Pro Cabdisalaan Tungug ee Daahfurka Barnaamijka U qareemidda Wadadda Waaxda Wadajir

09/05/2026

Kalmaddii Ibraahin Axmed Xasan oo kamida Gudiga Horumarinta Caasimadda

09/05/2026

Gudiga Horumarinta Caasimadda iyo gudiga Waaxda Wadajir ayaa soo dhaweeyey daahfurka Barnaamijka U qareemida Dhismaha Waaxda Wadajir

09/05/2026

Maayar ku xigeenka Caasimadda Axmed Maxamuud Cumar ayaa oo weheliyaan Gudiga Horumarinta Caasimadda iyo Gudiga Waaxda wadajir ayaa Maanta Daahfuray Barnaaminka Horumarinta caasimadda ee Bulshadda Waaxdaasi kaga Qayb qaadanayso Dhismaha Wadada Waaxda Wadajir.

07/05/2026

Maayir Kuxigeenka Caasimadda Laascaanood Mudane Ahmed Kawte ayaa degmada Adhicadeeye ka wada qorshe ballaaran oo lagu sameynayo master plan casri ah oo lagu horumarinayo bilicda iyo isku socodka magaalada .

Roobabkii ka da,ay caasimaddu waxay sababeen biyo badan oo kusoo rogmaday magaaladda waxaaana iyadoo dowladda hoose ee c...
07/05/2026

Roobabkii ka da,ay caasimaddu waxay sababeen biyo badan oo kusoo rogmaday magaaladda waxaaana iyadoo dowladda hoose ee caasimaddu maalmahanba ka waday goobaha muhiimka ah ee magaaladda biyo kasaaris iyo dib u hagaajin,waxaana maanta biyo ka saaris laga sameeyey suuqyadda halbowlaha u ah magaaladda qaybtood.

Address

Dawlada Hoose Ee Laascanood
Laascaanood

Telephone

+252634490806

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dowladda Hoose Ee Laascaanood posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dowladda Hoose Ee Laascaanood:

Share