Samadoonka guud ee g/sool

Samadoonka guud ee g/sool polical party samadoonka guud ee g/sool

Culimadii h**e iyo looxi
18/01/2024

Culimadii h**e iyo looxi

Check out Sadaq's post.

Owoowgaa sagalaad hadu meel dayacan sexdo ama uu sabool nimo ku Korey iyo xadhig lasoo haayo sumadii qaloocani dibbay ku...
15/01/2024

Owoowgaa sagalaad hadu meel dayacan sexdo ama uu sabool nimo ku Korey iyo xadhig lasoo haayo sumadii qaloocani dibbay kuula socotaa lug sakiirleh waa laga gartaa lawyadii simane

Ninkii awoowgii la raranjirey haderna isna waa la rarankaraa
Kuwaaba hadeer udunuunucaya rarkii

Reer KGS waa in ay go ankodi ku adkaystan waa inay dad nimadooda iyo damiirkoda lacag dhaafsan Haday ogolaadaan laaluush...
13/01/2024

Reer KGS waa in ay go ankodi ku adkaystan waa inay dad nimadooda iyo damiirkoda lacag dhaafsan
Haday ogolaadaan laaluushka iyo inay fuliyaann danta beesha goofka xamar

somali ka sheegatay waa bar Madow oo aan weligeed ka go ayn waana dad

masiirkoda iibsadey hadii ay go aankodi ku adkaystan taariikhda baal dahaba ayay ka

gelidoonaan qiimahooduna wax aan la goyn lana gorgorin karin ayuu noqon doona

Wada hadalba haadkaasa ka hadhay
Goofka iyo dadkisa haloo kala tago

Kab iyo xaarkeed laysla tuur

10/01/2024

Xildhibaanada fadaralku haday sidii wax hurdo kaso selelay heshiis ka hadlayaan maxay markii laso galay uqabsan waayeen

6 heshiis oo ayna midna ka hadlin xiligiisii maanta keena waa dhidir onkod kiciyey

Xasan sh awal wayka baqayeene maantay janis yar ku gaadayan oo qururuf leeyihiin

War waxaan masuuliyad maahe iska Casila dadka shacabka ah ha hoodadayninee

09/01/2024

Hada ma wasiiraada la doontay

Hambambalyo hambalyo hbalyo.   Siciid abdulaahi Dani madaxwaynaha dalka
08/01/2024

Hambambalyo hambalyo hbalyo. Siciid abdulaahi Dani madaxwaynaha dalka

06/01/2024
06/01/2024

Address

Laascaanood

Telephone

+252634497906

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samadoonka guud ee g/sool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share