Wax Qabadka Booliska Jubbaland Ee Jubbada Hoose-Kismayo

Wax Qabadka Booliska Jubbaland Ee Jubbada Hoose-Kismayo Our Visions: A Safer Community Together
Mission: To protect the lives, property and Rights of all through the rendition of excellence service and community

23/11/2021
Taliyaha Booliiska  Qeybta Jubada Hoose Col. Sadiq Mohamud Dhogor ayaa maanta ku qabilay saraakiil ka socota hayada UNOD...
18/10/2021

Taliyaha Booliiska Qeybta Jubada Hoose Col. Sadiq Mohamud Dhogor ayaa maanta ku qabilay saraakiil ka socota hayada UNODC oo kawada mashruuca (CIP) lagu kobcinaayo tayada xirfadaha baarayaasha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland. 18/10/2021

12/08/2021
Young, energetic, experienced visionary Police commissioner for the Lower Juba of Jubaland State col. Sadiq Mohamud Dhog...
03/06/2021

Young, energetic, experienced visionary Police commissioner for the Lower Juba of Jubaland State col. Sadiq Mohamud Dhogor committed and determined to lead JSP to a positive long term developmental strategy towards ( New Policing Model)

Taliyaha Qeybta Booliiska Jubada Hoose Col. Sadiq Mohamud Dhogor ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa saaxibadeena Amisom...
02/06/2021

Taliyaha Qeybta Booliiska Jubada Hoose Col. Sadiq Mohamud Dhogor ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa saaxibadeena Amisom Police 2da bisha 6aad 2021
Muhiimada shirka oo ahaa u diyaar garoowga qorshaha amniga doorashada qaranka ee inagu soo foodleh.

Taliyaha qeybta booliska iyo waaxda cafimaadka e taliska qeybta ayaa manta yeeshay kulan mirodhal ah oo looga hadlayay h...
27/05/2021

Taliyaha qeybta booliska iyo waaxda cafimaadka e taliska qeybta ayaa manta yeeshay kulan mirodhal ah oo looga hadlayay horomarinta waaxda cafimaadka iyo dhisida xarunta iyo dhakhaatirta iyo sidii ay ciidanku sarakiisha iyo caruurtooda ay ku helo lahaayen daawooyin tayo leh

Takiyaha Booliiska Qeybta Jubada Hoose col. Sadiq Mohamud Dhogor ayaa maanta oo ay taariiqdu tahay 27da Bisha 5aad 2021 ...
27/05/2021

Takiyaha Booliiska Qeybta Jubada Hoose col. Sadiq Mohamud Dhogor ayaa maanta oo ay taariiqdu tahay 27da Bisha 5aad 2021 kulan Kula qaatay xaafiiskiisa taliska madaxa waaxda caafimaadka Booliiska Jubada Hoose si kubcin adeega waaxda si sare loogu qaado.
Taliyaha Qeybta Jubada Hoose Col. Sadiiq Mohamud Dhogor ayaa ka balanqaaday inuu garab istaagi doono sidii adeega waaxda loo kobcin lahaa

Taliyaha Qeybta Jubada Hoose Col. Sadiq Mohamud Dhogor oo uu weheliyo taliyaha waaxda baadhista Dambiyada ee Booliiska j...
26/05/2021

Taliyaha Qeybta Jubada Hoose Col. Sadiq Mohamud Dhogor oo uu weheliyo taliyaha waaxda baadhista Dambiyada ee Booliiska jubada Hoose Cpt Omar Hujale ayaa maanta shir dhanka Zoom ka kula yeeshay hayada UNODC taasoo diirada lagu saaraayey sii xoojinta wada shaqeynta iyo dardargelinta maashaariicda horumarka waaxda

Imtixaanka Tijaabada kamid noqoshaha waaxda baarista Dambiyada Qeybta Jubada Hoose oo maanta taariiqdu ku beegneyd 18ka ...
18/05/2021

Imtixaanka Tijaabada kamid noqoshaha waaxda baarista Dambiyada Qeybta Jubada Hoose oo maanta taariiqdu ku beegneyd 18ka bisha 5aad 2021 ka qabsoomay taliska Qeybta J/Hoose

Address

Kismayo

Telephone

+252617502579

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wax Qabadka Booliska Jubbaland Ee Jubbada Hoose-Kismayo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wax Qabadka Booliska Jubbaland Ee Jubbada Hoose-Kismayo:

Share