Warbaahinta Qeybta Booliiska G-Gedo

Warbaahinta Qeybta Booliiska G-Gedo waa Boga rasmiga ah ee Ciidamada Booliiska Gobalka Gedo

02/06/2026

Boliiska Saldhiga Dagmadda Garbohaareey iyo Taliyahooda Taliye Looyaan

01/06/2026

TALISKA CIIDANKA BOOLISKA DEGMADA BARDHEERE

Taliyaha Saldhigga Degmada bardhere
L/xle Cumar Jees Ahmed Dahir
Iyo ku xigenkiisa
Osman Mohamed Daahir
oo Kormeer Amni iyo Xog-wareysi Ku Sameeyay Bulshada
Taariikh: 1/6/ 2026

1. Ujeeddada Kormeerka
Habeenimadii caawa, waxaa kormeer shaqo oo lagu xaqiijinayo amniga degmada sameeyay Taliyaha Saldhigga Booliska. Ujeeddada kormeerkan ayaa ahayd xog-wareysi iyo u-kuurgal dhab ah oo lagu samaynayo xaaladaha guud ee amniga, si loo ogaado baahiyaha amni ee bulshada hortaagan iyo sida looga jawaabi karo.

2. Dareenka iyo Markhaatiga Bulshada
Intii uu taliyuhu ku guda-jiray wareysiyada, qaybaha kala duwan ee shacabka iyo dadweynaha degmada waxay sheegeen:
Xaaladda Amniga: In amnigu yahay mid aad u wanaagsan, ayna ku ganacsadaan si nabadgelyo iyo kalsooni ah.
Wada-shaqeynta: Waxay bogaadiyeen shaqada hufan ee Ciidanka Booliska degmada, iyagoo xaqiijiyay inay leeyihiin xiriir dhow oo joogto ah, isla markaana ay ciidanka la wadaagaan xogta amniga la xiriirta.

3. Ballan-qaadka Joogtaynta Amniga
Ugu dambeyntii, Taliyaha Saldhigga ayaa:
U mahadceliyay shacabka sida hagar-la'aanta ah ee ay ula shaqeeyaan ciidanka, wuxuuna u balan-qaaday in la sii laba-laabi doono roondooyinka iyo hawlgallada habeen iyo dhinac kasta ah ee lagu sugayo nabadgelyada degmada."

27/05/2026

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Gedo, Col. Aden Maxamed Siyaad Dhafooreey ayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Muqdishu,25,05,2026,Taliyeyaasha ciimada qalabka sido dawlada fadaraalka oogu magacaban jubalaan oo manta kulan barakeys...
25/05/2026

Muqdishu,
25,05,2026,

Taliyeyaasha ciimada qalabka sido dawlada fadaraalka oogu magacaban jubalaan oo manta kulan barakeysan la yeeshay reysalwasaraha soomaaliya xamse abdi barre,

Ayaa si mug iyo miisan leh looga wada hadlaya xaladaha deeganada jubalan

Gabagabadii waxaa la is la meel dhigay hadal yar iyo hawl badan, Inasha allahu,
Guul & Gobanimo

Waa Qeyb kamid Ah ,maleshiyadka Axmed modoobe kayimd ,kuna sugna cumar jilicow ,Gudah kenya kuwas oo fahmey iney xabad k...
21/05/2026

Waa Qeyb kamid Ah ,maleshiyadka Axmed modoobe kayimd ,kuna sugna cumar jilicow ,Gudah kenya kuwas oo fahmey iney xabad ku ridin Dadkoda iyo calankod ,kuna shaqeyn fikir shishiye’ Dowlada caafis Ayey u fidineysa cidkasto la marin habaabiyey wana la Qarameyn

15/05/2026

Taliyaha Saldiga police Degamada beled xawo
Oo uu wehlinaayo Taliya nabad sugida degmada iyo madax C.I.D
Aya si wadajir ah u wareejiyay eedeysane u dhashay Dalka Kenya kaso dhawaan boliiska ay kasoo Qabteen Midka mid ah xafaadaha degmada beled xawo waxana lagu wareejiyay Taliyah saldiga police Mandera,

Inta kadib ayaa waxan la isku afgartay madama ay Beled xawo iyo Mandera ay yihiin labo magaalo oo Deris ah in. Ay xoojiyaan wada Shaqeenta Nabad galyada labada magaalo iyo isu socodka bulshada,

Taliyaha Saldiga police Degamada beled  xawo Oo uu wehlinaayo Taliya nabad sugida  degmada iyo madax C.I.DAya si wadajir...
15/05/2026

Taliyaha Saldiga police Degamada beled xawo
Oo uu wehlinaayo Taliya nabad sugida degmada iyo madax C.I.D
Aya si wadajir ah u wareejiyay eedeysane u dhashay Dalka Kenya kaso dhawaan boliiska ay kasoo Qabteen Midka mid ah xafaadaha degmada beled xawo waxana lagu wareejiyay Taliyah saldiga police Mandera,

Inta kadib ayaa waxan la isku afgartay madama ay Beled xawo iyo Mandera ay yihiin labo magaalo oo Deris ah in. Ay xoojiyaan wada Shaqeenta Nabad galyada labada magaalo iyo isu socodka bulshada,

10/05/2026

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gedo G/Le Sare Adan Maxamed Siyaad oo kahadlayay munaasabada Xil wareejinta Gudoomiyaha Degmada Baladxawa ayaa yiri “waxaan uga mahadcelinayaa Gudoomiye Shire sida Sharafta Leh ee Uu Xilka U wareejiyay sidaa ognahay shire majirin cid xil ku wareejisay balse isagu xilka waxa uu ku wareejiyay gudoomiye Xasan sumac”

  Wacan.
09/05/2026

Wacan.

24/04/2026

Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Luuq G/Dhexe Diyaad Cabdi kaliil ayaa yiri “ Korneyl Soodhawow Ciidankaagi ayaad u timid waxana “

Waxa uu ahaa tiirkii udub dhexaadka u ahaa in Luuq Ay ka shaqeeyaan awaamiirta Dowlada.

Warbaahinta Qeybta Booliiska G-Gedo

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warbaahinta Qeybta Booliiska G-Gedo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share