Afmadow Public Library

Afmadow Public Library HORMARINTA WAXBARASHADA IYO KOR UQAADISTA UMA SOMALIYED
GAR AHAAN JUBBALAND

31/10/2018

Maktabada guud ee Afmadow waxaa maanta soo gaaray 14 karton oo buug ah
-Kismayo International Airport
Mahadsanidin

28/10/2018
MAKTABADDA GUUD EE DEGMADA AFMADOW_______________________________________________Waxaa manta Hotel Wamo Golden lugu soo ...
26/10/2018

MAKTABADDA GUUD EE DEGMADA AFMADOW
_______________________________________________

Waxaa manta Hotel Wamo Golden lugu soo bandhigay bugaag Gaaraysa 500 kuwasoo laga soo uruuriyay dadka Degan Magaladda kismayo.
Maktabada Guud ee Afmadow waxaa Magaalada kismayo laga dahfuray 1/10/2018
Manta oo ay tahay 26/10/2018 nasiib wanaag waxaa soo xarooday 500 buug . Sigaar ah
oo Maktabada Ku deeqday 100 iyo dhamman dadka ka qeyb qatay
Waan uga mahadcelinaynaa.

MAHADSANID

11/October/2018 waxaa magalada kismayo lugu qabtay kulan lugu taageeraayo Maktabada Guud ee Afmadoow Laga bilabo malinta...
23/10/2018

11/October/2018 waxaa magalada kismayo lugu qabtay kulan lugu taageeraayo Maktabada Guud ee Afmadoow
Laga bilabo malintaas waxaa lasoo xareyay bugaag aad utira badan illaa hadana way socotaa aruurinteda
Waxaanan kurajo weynahay inaan so bandhigi doono wixii gacanta noosoo galay malmaha soo socda Insha Allah
MAHADSANID

Address

Farjano
Kismayo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afmadow Public Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category