Somali military news

Somali military news Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali military news, Military Base, Kismayo.

01/08/2026

Several RSF fighters surrendered to the Sudanese Armed Forces with their weapons following recent military advances in North Kordofan

31/07/2026

No U.S. Military Base Planned in Somaliland, AFRICOM Commander Says, Reiterating Support for a United Somalia

Maraykanku wuxuu cadeeyay in unan aqoonsan doonin maamulka somaliland.Taasi somalia waxay u tahay wax fiican in maraykan...
31/07/2026

Maraykanku wuxuu cadeeyay in unan aqoonsan doonin maamulka somaliland.

Taasi somalia waxay u tahay wax fiican in maraykanku unan nosoo raacin maamulka koofiyad yarta

31/07/2026

Maleeshiyaadka Khawaarijta ma jaahilnimadaas ayay dadka dhiggooda ku bannaystaan?

07/03/2026

Xili Dalku uu ku jiro waqti abaaro ah Guutada 16-aad Kumaandooska Danab oo biyo dhaamin kasameeye badiba Gobalada Dalka

Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab XDS ayaa maanta biyo-dhaamin iyo gargaar bani’aadamnimo gaarsiiyay s...
07/03/2026

Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab XDS ayaa maanta biyo-dhaamin iyo gargaar bani’aadamnimo gaarsiiyay shacabka ku nool deegaanka Xaaji Cali Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Gargaarkan ayaa yimid kadib cabasho ay soo gaarsiiyeen shacabka deegaanka oo muddo la daalaa dhacayay biyo la’aan iyo duruufo nololeed oo adag. Markii ay cabashadaasi soo gaartay Taliye ku-xigeenka Ururka 164-aad Danab, ayuu si degdeg ah uga jawaabay baahida jirta, isagoo amar ku bixiyay in gurmad degdeg ah la gaarsiiyo dadka ku dhaqan deegaanka Xaaji Cali.

Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa gaadiid biyo sida u diray deegaanka si shacabka loogu fududeeyo helitaanka biyo nadiif ah, kuwaas oo muhiim u ah nolol maalmeedka gaar ahaan xilliga bisha Ramadaan.

Sidoo kale, ciidamada ayaa shacabka gaarsiiyay raashiin ay ka soo jareen garaamka askarta, taas oo muujineysa sida ay ciidamada Danab uga go’an tahay garab istaagga iyo la qeybsiga shacabka dhibaatada haysata.

Tallaabadan biyo-dhaaminta iyo gargaarka raashiinka ah ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Kumaandooska Danab ay ku taageerayaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyada ay jiraan baahiyaha bani’aadamnimo.

03/03/2026

Taliyaha cidanka danab iyo ururka 161,aad

03/03/2026

Ururka 162-aad guutada 16’aad kumaandooska Danab oo biyo dhaamin kasameye gobolka Jubbada Hoose

Moha dhinbiil

13/02/2026

Sumcadii islaamka nimanyahow waad ku tumateen (khawaarijta) shekh mustafe cali canood

13/02/2026

Sumcadii islaamka nimanyahow waad ku tumateen (khawaarijta) shekh mustafe cali canood

Address

Kismayo

Telephone

+252618401751

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali military news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category