Hon: Mohamed yusuf Omar

Hon: Mohamed yusuf Omar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hon: Mohamed yusuf Omar, Political Party, Kismayo.

‪Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-Adxa. W...
26/05/2026

‪Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-Adxa. Waxaan Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishan barakeysan ee Carafo.

Ciiddu waa munaasabad farxadeed oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan dalkeena.

Ciid Mubaarak. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon: Mohamed yusuf Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share