Bosnia primary school

Bosnia primary school 𝐁𝐎𝐒𝐍𝐈𝐀 primary school 𝐖𝐀𝐀 𝐇𝐎𝐑𝐘𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐔𝐒𝐊𝐔𝐔𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐃𝐀 aqoon la aan waa iftiin la aan

06/05/2025

Tartanka aqoonta ee ardayda wuxuu leeyahay muhiimad weyn oo saameyn wanaagsan ku leh horumarka waxbarasho, bulshada, iyo kobcinta kartida ardayda. Qodobada ugu muhiimsan ee uu tartanku leeyahay waxaa ka mid ah:

1. Kobcinta Aqoonta

Tartanku wuxuu dhiirrigeliyaa in ardaydu wax badan bartaan oo ay ku dadaalaan sidii ay uga fiicnaan lahaayeen asxaabtooda.

Wuxuu xoojiyaa xasuusta iyo fahamka ardayga.

2. Kor u qaadista tartanka caafimaadka qaba

Tartanka aqoonta wuxuu abuuraa tartan togan oo ardayda ku dhiirrigeliya inay dadaalaan, iyagoo weliba ixtiraamaya kuwa kale.

Wuxuu barayaa ardayda sida loo aqbalo guusha iyo guuldarrada si xushmad leh.

3. Kordhinta kalsoonida nafta

Markuu ardaygu ka qayb qaato tartan aqooneed, wuxuu helaa kalsooni nafeed, gaar ahaan marka uu hor istaago dad badan oo uu si cad u hadlo.

Waxay ka caawisaa inuu noqdo qof hal-abuur leh oo dhiirranaan leh.

4. Kobcinta xirfadaha isgaarsiinta iyo kooxda

Tartamada badankooda waxay ka dhacaan kooxo, taasoo baraysa ardayda sida loo wada shaqeeyo, loo wada fikiro, iyo loo wada guulaysto.

5. Ogaanshaha iyo horumarinta hibada ardayda

Waxaa laga dhex heli karaa arday leh hibada su'aalaha, xisaabta, cilmiga bulshada, luqadda iwm, taasoo macallimiinta iyo waalidiintuba ay garan karaan meelaha uu ardaygu ku fiicanyahay.

6. Madadaalo iyo dhiirigelin waxbarasho

Waa madal xiise leh oo waxbarashada ka dhigta mid firfircoon, taasoo kordhisa hamiga waxbarasho ee ardayda.

Haddii aad rabto qoraal rasmi ah oo ku saabsan arrintan (sida maqaal, khudbad, ama warbixin), waan kuu diyaarin karaa. Ma rabtaa?

𝐃𝐀𝐀𝐇𝐅𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐈𝐌𝐓𝐈𝐗𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐁𝐈𝐋𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝟐𝐚𝐚𝐝 𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃 𝐃𝐔𝐆𝐒𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟒-𝟐𝟎𝟐𝟓 𝐃𝐔𝐆SIGA HOOSE DHEXE EE BOSNIA DHOBLEY ___________________...
11/04/2025

𝐃𝐀𝐀𝐇𝐅𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐈𝐌𝐓𝐈𝐗𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐁𝐈𝐋𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝟐𝐚𝐚𝐝 𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃 𝐃𝐔𝐆𝐒𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟒-𝟐𝟎𝟐𝟓 𝐃𝐔𝐆SIGA HOOSE DHEXE EE BOSNIA DHOBLEY
__________________________________________

Waxaa si rasmi ah dugsiga hoose dhexe ee bosnia uga bilaawday imtixaan Bileedka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025

Imtixaankan ayaa ujeedkiisu ahaa in ardayda lagu Kala saaro, laguna Kala ogaado heerka waxbarashooda mareyso Maadaama uu soo socday sanadado badan.

Maamulka iyo macalimiinta dugsigu waxay ardayda urajaynayaan guul iyo natiijo wacan.

Mahadsanidin.

CIID WANAAGSANDhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga, anniga o...
29/03/2025

CIID WANAAGSAN

Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga, anniga oo Alle ka baryaya in uu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii Ramadaan.

Munaasabaddan farxadda Ciidul Fidriga waxaan ku boorrinayaa muwaadin kasta in uu gacan ka geysto farxad gelinta dadkeenna tabaaleysan, ka shaqeynta danta guud oo amnigu ugu horreeyo, midnimada iyo wadajirka, kuwaas oo dhammaantood tiirar u ah waajibaadka diinta Islaamka.

Ugu danbayntii, Eebbe waxaan ka baryayaa in uu ciiddan ciiddeeda nagu gaarsiiyo dalkeenna oo nabad iyo barwaaqo ah, kuna sii tallaabsada jidka horumar. Ciid wanaagsan.

11/12/2024
10/12/2024

Ardayda Fasalka 4-aad ayaa saaka soo bandhigay riwaayad cajiib ah oo la magac baxday "Gabadhi Ardayda aheyd ee la Siiyey Ninkii Odeyga ahaa".

21/09/2024

Check out Bosnia primary school’s video.

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐈𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐢𝐛 𝐢𝐧𝐨𝐨𝐠𝐮  𝐟𝐮𝐫𝐦𝐚𝐲 𝐜𝐚𝐬𝐡𝐢𝐫𝐚𝐝𝐮𝐧𝐚 𝐬𝐢 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐚𝐡 𝐢𝐧𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐦𝐞𝐞𝐧𝐀𝐱𝐚𝐦𝐝𝐮𝐥𝐢𝐥𝐚𝐡
04/09/2024

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐈𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐢𝐛 𝐢𝐧𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐦𝐚𝐲 𝐜𝐚𝐬𝐡𝐢𝐫𝐚𝐝𝐮𝐧𝐚 𝐬𝐢 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐚𝐡 𝐢𝐧𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐦𝐞𝐞𝐧
𝐀𝐱𝐚𝐦𝐝𝐮𝐥𝐢𝐥𝐚𝐡

21/08/2024

𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐛𝐨𝐨𝐬𝐧𝐢𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐨𝐠𝐞𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐮𝐛𝐚𝐝𝐤𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐥𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡, 𝐢𝐧 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐭𝐢𝐫𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝𝐮 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲. 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚:
𝟏. 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 (𝐊𝐆)
𝟐. 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 (𝟏 - 𝟒)
𝟑. 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 (𝟓 - 𝟖)

𝐖𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐞.

𝐈𝐬𝐪𝐨𝐫𝐢𝐬𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚. 𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐮 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐡 𝐨𝐨 𝐮𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐚’𝐢𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚𝐧 𝐮𝐛𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚.

𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐛𝐨𝐨𝐬𝐧𝐢𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚:
𝟏. 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐛𝐨𝐨𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚.
𝟐. 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧 𝐤𝐡𝐢𝐛𝐫𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡.
𝟑. 𝐌𝐚𝐧𝐡𝐚𝐣𝐤𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐤𝐮𝐛𝐚𝐱𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚𝐣𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 .

𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐛𝐨𝐨𝐬𝐧𝐢𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐨𝐨𝐛𝐥𝐞𝐲 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 . 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐧𝐟𝐮𝐫𝐞𝐞𝐝 𝐤𝐚 𝐱𝐢𝐠𝐚𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐨𝐨𝐛𝐥𝐞𝐲 .

𝐖𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐡 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡: 𝟎𝟔𝟏𝟓𝟏𝟔𝟏𝟓𝟑𝟕 / 𝟎𝟔𝟏𝟖𝟓𝟐𝟎𝟒𝟏𝟓 / 𝟎𝟔𝟏𝟓𝟒𝟐𝟎𝟖𝟕𝟗

NEW ACADEMIC YEAR 2024-2025isdiwaan galintu waxay si rasmi ah u bilaabmaysaa maalinka axada28/07/2024.Dugsiga Hoose/Dhex...
27/07/2024

NEW ACADEMIC YEAR 2024-2025
isdiwaan galintu waxay si rasmi ah u bilaabmaysaa maalinka axada28/07/2024.
Dugsiga Hoose/Dhexe wxan qaadanaynaa
Fasalada
1aad. 4aad. 7aad
2aad. 5aad. 8aad
3aad. 6aad

FIIRO GAAR AH: GALIN H**E

NEW ACADEMIC YEAR 2024-2025isdiwaan galintu waxay si rasmi ah u bilaabmaysaa maalinka axada  28/07/2024.Dugsiga Hoose/Dh...
27/07/2024

NEW ACADEMIC YEAR 2024-2025
isdiwaan galintu waxay si rasmi ah u bilaabmaysaa maalinka axada 28/07/2024.
Dugsiga Hoose/Dhexe wxan qaadanaynaa
Fasalada
1aad. 4aad. 7aad
2aad. 5aad. 8aad
3aad. 6aad

FIIRO GAAR AH: GALIN H**E

Dugsiga hoose dhexe ee boosnia waxa uu ogeysiinayaa waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho tayo leh, in dugsigu qaada...
26/07/2024

Dugsiga hoose dhexe ee boosnia waxa uu ogeysiinayaa waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho tayo leh, in dugsigu qaadanayo fasalo cusub oo tiradoodu kooban tahay. Waxa aad dugsiga ka heli kartaa:
1. Fasallada barbaarinta carruurta (KG)
2. Fasallada dugsiga hoose (1 - 4)
3. Fasallada dugsiga dhexe (5 - 8)

Wakhtiyada dugsiga la dhigto waa gelinka h**e iyo gelinka dambe.

Isqoristu waxa ay ka socotaa xafiiska dugsiga. Fadlan h**e u gaadh oo uga faa’iidee fursaddan ubadkaaga.

Dugsiga boosnia wuxu kugu soo dhaweynayaa:
1. Deegaan ku haboon waxbarashada.
2. Macalimiin khibrad leh.
3. Manhajka iskuulka kubaxo waa manahajka dalka .

Dugsigu waxa uu ku yaala xaafadda boosniya ee dagmada dhoobley somalia . Waxa uu dhinaca koonfureed ka xigaa suuqa geedaha magaaladda dhoobley .

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh: 0615161537 / 0618520415 / 0615420879

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosnia primary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Bosnia primary school:

Share

Category