mohamed deek

mohamed deek anyupdate

29/09/2025
Dalkeeno waa Hodan.
28/09/2025

Dalkeeno waa Hodan.

28/09/2025

Alxm 🤲🤲

23/01/2024
Jubaland. Guul ciyaar wanaag waad so bandhigteen. NASIINKAA Idinka hiliyay MA ahne. Mar walbaa guul.    Xulka  hirshabee...
23/01/2024

Jubaland. Guul ciyaar wanaag waad so bandhigteen. NASIINKAA Idinka hiliyay MA ahne.

Mar walbaa guul. Xulka hirshabeele hampalyo šŸ‘

13/07/2023

Waa habeen jumce ah
Aaan
Ku wada salino Rasuulkena subanaa Mohamed Scw

Hubsiimo   Qgabadh Ayaa Ilmaheda Yar Oga tagi jirtay Ey Daacad u Ah xiliyada Gobaha dhaw Ay Adeyso  sida jimicsiga  iyo ...
30/04/2023

Hubsiimo

Qgabadh Ayaa Ilmaheda Yar Oga tagi jirtay Ey Daacad u Ah xiliyada Gobaha dhaw Ay Adeyso sida jimicsiga iyo suqa marka Ay kaso dukameysaneyso

Maalin malmaha kamid Ah Ayeey Aday suuqa
Oo Ay Eygii uga tagtay cunugeda yar waxayna soo labatay Qolkii oo wada dhiig Ah markiiba waxay radisay cunugii oo waxay aragtay dharkisii oo jar jaran xafayadiisi oo dhigu qariyay

Durba waxaa sariirta hosteda kaso baxay Eygii oo markaas soo dhameystay cunista hilib fireesh Ah . Taas oo Aad moodo inuu Aaad ugu soo raxaystay waxay markiiba Qadatay ul'' Wayn oo waxay nafta kajartay Eygii mudada Daacada u Aha”””

Iyadoo isleh ilmahadii bal cad kamida Ah inu Rebay Eeg Ayeey sariirta dhankeda kale ku aragtay cunugedii oo qawan dhoola cadeynaya
Masna caafimaad qaba iyo raqda mas wayn o halkaas lagu cunay Eygii Ay dishay Ee daacada u Ahaa Ayaa badbaadiyay Ilmaheda yar kaas oo ladagaalmay mas ka Nuuca jabisada loo yaqano oo uu Eygii Halkaas ku Dilay kuna cunay Qaar kamida Ah maskii☠

bal qiyaas didaan dadka Qaar u xukuno ingoon waxba hubsan oo Aan ku Eedeeyno wax Aysan sameyn FADLAN HUBSO INTAADAN RUUX AMA XAWAYAAN DANMBI DUSHA KASARIN

Abdirizak dhore

Address

Sinaay
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when mohamed deek posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share