Ibraahim Raazey

Ibraahim Raazey Mareegtaan waxaan ugu talo galnay iney ahaaro meel siyaasada dalka iyo tan gobolkaba sidoo kale in n

08/11/2023
06/11/2022

Qamar iyo codkiisa mucjisada ahaa bal aan wada dhagaysano.

06/11/2022

Qosol badnaaa

30/06/2022

Libaaxu ma baqo oo leeb k**a baqo ilaa lixdan sano jeesjees ma daayo.

30/06/2022

Kalgacylka qaladkiyoo
Qasaarahaa u diid
Qosol beena ha u jabin
Waa qaali wacadkuyee.

23/06/2022

Mubaarik Haadi

Qalbiga caruurta waa ka nadiif cadowtooyo is ciilid.
23/06/2022

Qalbiga caruurta waa ka nadiif cadowtooyo is ciilid.

Waziir Osmaan Dubbe oo ah nin siyaasi reer waqooyi ah oo aan xataa gobolkiisa tagi karin sidoo kale mudo uu aha waziirka...
06/05/2022

Waziir Osmaan Dubbe oo ah nin siyaasi reer waqooyi ah oo aan xataa gobolkiisa tagi karin sidoo kale mudo uu aha waziirka warfaafinta booskiiana ku xigeenkiisa wariye Al cadaaa ai awood ah ku haystay ayaa bartiisa ku soo qoray qoraal ay ka muuqtay ka fiirsi la aan iyo fahan daro iyo aqoonyari iyo xad gudub weyn kaas oo uu ku sheegey in ninka la sawiran uu yahay nin Qoryooley kaso galay baarlamaanka balsetaas bdalkeda waa nin kasoo gala deegaano bri ka xiga Degmada Qoryoey.

06/05/2022

Ciidanka manaxayaasha ah ee loo yaqaanno 'Guutada Soomaaliya' oo qabsaday magaaladii foodda la gelin waayay.

Xigasho BBC Soomaalia

Mikel Arteta ayaa heshiis cusub u saxiixay Arsenal heshiiskaas oo gaaray xili cayaareedka 2024/2025.Shaqa socota hlkaas ...
06/05/2022

Mikel Arteta ayaa heshiis cusub u saxiixay Arsenal heshiiskaas oo gaaray xili cayaareedka 2024/2025.

Shaqa socota hlkaas sanadka danbe waxa macquul ah Arsenal waji kale leh in araki doono .

Musharax madaxweyne Sacid Deni ayaa hdalkan soo dhigay bartiisa faceboom wuxuuna :"Si loo helo Soomaaliya amni ah, Leh h...
06/05/2022

Musharax madaxweyne Sacid Deni ayaa hdalkan soo dhigay bartiisa faceboom wuxuuna :

"Si loo helo Soomaaliya amni ah, Leh hoggaan ammaan ah oo u adeega Bulshada. Waxaa muhiim ah in dalka laga badbaadiyo mugdiga uu ku socdo, Igu garab sii sidii aynu Soomaaliya ugu jihayn laheyn mustaqbal ifaya"

Hdaba Deni oo lawada ogyahay qofka uu yahay hal ku dhiga uu wato ma yahay qof ka tarjumi kara .

K.Benzema ayaa barbareeyey rikoor u yaalay Roaldo kaas oo ahaa in wareega buk baxda hal tartan Champions leagueah la dha...
05/05/2022

K.Benzema ayaa barbareeyey rikoor u yaalay Roaldo kaas oo ahaa in wareega buk baxda hal tartan Champions leagueah la dhaliyo 10 Goal

Laacibkaan ayaa xili cayaareedaan Real u dhaliyey goolal kuna hogaamiyey laligaha spain sidoo kalena soo gaarsiiyey k**a damabaysta Tartank CL suaasha mesha taala ayaa ah ma noqon doona ku guulaystaha kubada Dahabka ee sanadkaan?

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibraahim Raazey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ibraahim Raazey:

Share