Kismaayo Public Library

Kismaayo Public Library -Maktabad Bulshadu leedahey o buuggaagta lagu akhristo, saldhigna u ah ardeyda iyo baadhayaasha cilmiga. Maktabada Guud Ee Kismaayo.

Guddiga qabanqaabada Makatabadda Kismaayo ayaa maanta buugaag ka guddoomay, dhallinyaro kasoo qalin jabisay jaamacado ku...
24/08/2016

Guddiga qabanqaabada Makatabadda Kismaayo ayaa maanta buugaag ka guddoomay, dhallinyaro kasoo qalin jabisay jaamacado ku yaalla Dalka Koonfur Afrika.
Buugaagtan oo nooc walba leh ayaa gaaraya illaa 200 oo buug.
Waad mahadsantihiin, Qof walba oo daneynaya in uu ka qayb qaato dhismaha maktabada Kismaayo nagala soo xiriir nambaradan.
+252617800674
+252617561550

06/08/2016

Dhiirri geli akhrinta waa dhismaha maskaxda.

05/08/2016

Wax akhriya aan barwaaqo gaarnee.. umad kasta waxay hormar gaari kartaa marka ay bataan dadkeeda wax akhriya...
Akhriska maskaxda ayuu kobciyaa qofkana wuu hormariyaa

Wadada Guusha
04/08/2016

Wadada Guusha

Address

Calanleey
Kismaayo

Opening Hours

Monday 10:00 - 16:30
Tuesday 10:00 - 16:30
17:00 - 18:00
Wednesday 10:00 - 16:30
Thursday 10:00 - 16:30
Friday 11:00 - 16:30
Saturday 11:00 - 16:30
Sunday 10:00 - 16:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kismaayo Public Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category