Wassaarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle

Wassaarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wassaarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle, Government Organization, Jowhar.

27/07/2024

The Ministry of Agriculture and Irrigation in Hirshabelle, in collaboration with the Ministry of Agriculture and Irrigation, JFS, has donated some of the farmers of Moyko village under Jowhar city.

The Deputy Minister of the Ministry Mohamed Bashir Qasim Daqare opened this project in the mountain distribution.

This project was financed by the WORLD BANK.

Wassaarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle

Kulan wada tashi ah ee heyadaha abuurka
15/02/2023

Kulan wada tashi ah ee heyadaha abuurka

Wasiirka  Wassaarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Xildhiban Maxamed Faarax Cali oo uu Wehlinaayo wasiir Kuxigeenka W...
27/12/2022

Wasiirka Wassaarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Xildhiban Maxamed Faarax Cali oo uu Wehlinaayo wasiir Kuxigeenka Wasaradda Maxamed Bashiir Daqare Ayaa kulan laqaatay Qaar kamid ah shaqalaha Wasaradda.

Waxeeyna Kawadahadleen Shaqooyinka Horyaala iyo sidii loo amba qaadi lahaa shawalaha waxeey wasiirka uga war bixiyeen shaqada wasaradda.

Sidoo kale wasiirka waxuu kormeer kusameeyay xafiisyada iyo qalabka aay ledahay wasaradda.

Ugu dambeeyn Wasiirka Ayaa Shaqalaha Kula Dardaarmay in aay sii laba jibaraan shaqooyinka Horyaala

12/09/2022

Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Jowhar ka furtay Tababar ku saabsan kobcinta wax soosaarka Beeraha ee deegaanada Maamulkaasi.

06/09/2022

Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim "Daqare" ayaa eedeyn kulul u jeediyay hay'adda Cuntada iyo Beeraha "FAO" isagoo ugu baaqay wadamada deeqaha bixiya inay dabagalaan dhaqaalaha ay ku bixiyaan Hirshabelle.

Wasiirka Cusubka Ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Oo Xilka La WareegayMuqdiaho 10, Aug 2022Madaxweyne Kuxi...
10/08/2022

Wasiirka Cusubka Ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Oo Xilka La Wareegay

Muqdiaho 10, Aug 2022

Madaxweyne Kuxigenka Hirshabelle ayaa xilka u kula wareejiyay Sihayaha Wasiirka Ahna Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Md. Maxamed Bashiir Qaasim Daqare iyo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Md. Maxamed Faarax Cali.

Munaasabad kooban oo ka dhacday Xafiiska Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa xilka loogu kala wareejiyay, waxaana Munaasabaddaas ka soo qeyb galay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,

Jowhar: 2.Aug 2022, Kulan aay maanta aay yesheen qaarkamid ah shaqalaha wasaradda Beeraha Hirshabelle iyo Wasiir kuxigee...
02/08/2022

Jowhar: 2.Aug 2022, Kulan aay maanta aay yesheen qaarkamid ah shaqalaha wasaradda Beeraha Hirshabelle iyo Wasiir kuxigeenka beraha.

Kulanka aay yesheen Ayaa waxuu ahaa mid marxabeen iyo isu duceeyn oo aay isu duceynayeen Shaqalaha iyo Wasiir kuxigeenka Beraha.

ugu Dambeeyn Wasiirka Ayaa shaqalaha kula dardaarmay in aay soo wada xadiraan Shaqalaha Wasaaradda,

16/07/2022

Wasaarada Beeraha Dowlada Hirshabelle oo Beeraleyda jowhar ugu baaqday inay kurdhiyaan wax soo saarka Bariiska.

11/07/2022

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Dowlada Hirshabelle oo maanta kormeer ku tagay Tuulooyinka Banaaney Mooyko iyo Kaluundi oo sanadkii h**e fatahaad uu ka sameeyay Wabiga Shabelle.

Wasiir Kuxigeenka wasaradda Beraha iyo Waraabka Hirshabelle Ahna kusimaha Wasiirka Mudane Maxamed Bashiir Qasim Daqate A...
11/07/2022

Wasiir Kuxigeenka wasaradda Beraha iyo Waraabka Hirshabelle Ahna kusimaha Wasiirka Mudane Maxamed Bashiir Qasim Daqate Ayaa Kormoor Kusameyay Caratuur Lagu Sameynaayo wabiga Shabelle qebtiisa Mara Magalada Jowhar.

Wasaradda Beraha iyo Waraabka Hirshabelle Oo kashaneysa Beraleyda Heyadaha iyo Dowladda Somaliya Ayaa wado Dadaalo lagu dayactiraayo Wabiga Shabelle.

Ugu Dambeeyn Wasiir Kuxigeenka Wasaradda Beraha Hirshabelle Ayaa Beraleyda ugu Baaqay in aay kalintooda aay kaqataan Dib udayactirka Wabiga Shabelle,

29/06/2022

Wasaarada Beeralaha hirshabelle oo Tabar jowhar ugu soo xertay iskaashatooyinka gobolka shabelle dhexe

Address

Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wassaarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wassaarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle:

Share