11/02/2026
๐๐๐-๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ โ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐จ๐ฐ๐ก๐๐ซ: ๐๐/๐๐/๐๐๐๐
Munaasabad Xil u kala Wareejin ah oo maanta si Rasmi ah loogu qabtay Xarunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabelle.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Dowladda Hirshabelle oo uu Wehliyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Hirshabelle Mudane Abukar Ahmed Ali ayaa maanta Xilalka u kala wareejiyay Agaasimihii H**e ee Wasaaradda Ganacsiyo Iyo Warshaddaha iyo Agaasimihii H**e ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Hirshabelle kadib markii uu Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawey) uu ku sameeyay isku badal 7-dii Febraayo 2026.
Munaasabadda Xil Wareejinta ee Aay xilalka ku kala Wareegeen Agaasimihii H**e Ee Wasaaradda Ganacsiga Mudane Eng Abdirazak Hassan Ali iyo Agaasimihii H**e Ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Iqra Omar Mohamed waxa joob-joog u ahaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Hirshabelle Marwo Fowzia Abukar Mohamed, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Hirshabelle Mudane Abukar Ahmed Ali, iyo masโuuliyiin kale oo ka socday goleyaasha Dowladda Hirshabelle.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa si gaar ah ugu dardaarmay Agaasimayaasha Guud ee xilalka la kala wareegay in ay sii xoojiyaan hufnaanta shaqo, ilaalinta nidaamka dowladeed, dardargelinta adeegyada Bulshada, iyo wada shaqeyn buuxda si loo xaqiijiyo horumar waara oo u adeegaya shacabka Hirshabelle.
Sidoo kale, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabelle waxay si diirran u soo dhoweyneysaa Agaasimaha Guud ee cusub Marwo Iqro Omar Mohamed, Iyaga oo u rajeynaya in Alle ku asturo xilka loo igmaday, kuna guuleyo Horumarinta iyo tayeynta howlaha Wasaaradda.
Wasaaraddu waxay mar kale xaqiijineysaa sida ay uga goโan tahay kobcinta ganacsiga iyo horumarinta warshadaha Hirshabelle.
โ๐๐๐๐๐๐๐๐โ
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐๐
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐
๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐
Www.moci.hs.so
[email protected]