Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hirshabelle

  • Home
  • Somalia
  • Jowhar
  • Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hirshabelle

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hirshabelle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hirshabelle, Public & Government Service, Jo, Jowhar.

https://aceproject.org/ace-en/topics/es/esd/esd02/esd02a/mobile_browsing/onePag
14/04/2024

https://aceproject.org/ace-en/topics/es/esd/esd02/esd02a/mobile_browsing/onePag

In many respects, the strongest arguments for PR derive from the way in which the system avoids the anomalous results of plurality/majority systems and is better able to produce a representative legislature. For many new democracies, particularly those which face deep societal divisions, the inclusi...

Murashax Mohamed Adan Daahir ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #135 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay ...
05/05/2022

Murashax Mohamed Adan Daahir ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #135 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlada Hirshabeelle.

Golaha Shacabka

.

05/05/2022

Waxaa hadda bilaabanaya Doorashada Kursiga Tirsigiisu yahay HOP #135. Oo ay isu diiwaangeliyeen ilaa 3 Murashax oo kala ah;

1. Amran Hussein Isaq
2. Mohamed Aden Dahir
3. Mohamed Nor Hussein.

Ku xirnaaw Page-Ka guddiga Doorashada Hirshabeelle si Aad uga bogato warbixinada doorashada Hirshabelle.

Golaha Shacabka


Murashax Mohamed Abukar Islow ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #141 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay...
05/05/2022

Murashax Mohamed Abukar Islow ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #141 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlada Hirshabeelle.

Golaha Shacabka

.

Waxaa shahaada la gudoonsiiyay Muraxshxiinta kala ah kursiga tirsigiisu yahay GSH # 1411. Mohamed Abukar Islow 2. Abdull...
05/05/2022

Waxaa shahaada la gudoonsiiyay Muraxshxiinta kala ah kursiga tirsigiisu yahay GSH # 141

1. Mohamed Abukar Islow

2. Abdullahi Nur Mohamed

Golaha Shacabka

.

Waxaa shahaada la gudoonsiiyay musharaxa hoos ku xusan kursiga tirsigiisu yahay GSH # 1351. Amran Hussein Isaq  Golaha S...
05/05/2022

Waxaa shahaada la gudoonsiiyay musharaxa hoos ku xusan kursiga tirsigiisu yahay GSH # 135

1. Amran Hussein Isaq

Golaha Shacabka

.

Waxaa shahaada la gudoonsiiyay musharaxa hoos ku xusan kursiga tirsigiisu yahay GSH # 1351. Mohamed Adan Daahir  Golaha ...
04/05/2022

Waxaa shahaada la gudoonsiiyay musharaxa hoos ku xusan kursiga tirsigiisu yahay GSH # 135

1. Mohamed Adan Daahir

Golaha Shacabka

.

Waxaa shahaada la gudoonsiiyay musharaxa hoos ku xusan kursiga tirsigiisu yahay GSH # 1351. Mohamed Nor Hussein   Golaha...
04/05/2022

Waxaa shahaada la gudoonsiiyay musharaxa hoos ku xusan kursiga tirsigiisu yahay GSH # 135

1. Mohamed Nor Hussein

Golaha Shacabka

.

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle waxa uu shaacinayaa Guddiga Xulista Ergada (GXE) kursi ka mid ah kuraasta caas...
03/05/2022

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle waxa uu shaacinayaa Guddiga Xulista Ergada (GXE) kursi ka mid ah kuraasta caasimadda ee Jowhar

✅HOP #135

*Ogeeysiis*

Jadwal dorashada Waa sida tan;

04/05/2022. Diiwaangelinta ergada iyo Murashixiinta.

05/05/2022: qabashada doorashada.

Wabilaahi Towfiiiq

Golaha Shacabka


Murashax Sharief Sheikh Axmed ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #146 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay...
01/05/2022

Murashax Sharief Sheikh Axmed ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP #146 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlada Hirshabeelle.

Golaha Shacabka

.

Address

Jo
Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hirshabelle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share