Maamulka Degmada Mahaday

Maamulka Degmada Mahaday Mahaday District

Gargaarkii ugu Horeeyay oo la gaarsiiyay Shacabka Degmada Mahadaay.Iyadoo dhawaan aanu halkani ku baahinay warbixino la ...
23/12/2022

Gargaarkii ugu Horeeyay oo la gaarsiiyay Shacabka Degmada Mahadaay.

Iyadoo dhawaan aanu halkani ku baahinay warbixino la xiriirta in degmada Mahadaay ay ku soo barakaceen dad badan oo ka soo cararay Al-shabaab, islamarkaana ay u baahanyihiin gurmad deg deg ah, ayaa maanta dadkaasi waxaa soo gaaray gargaarkii ugu h**eeyay.

Maamulka degmada Mahaday, Mas'uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboledka Hirshabeele iyo Saraakiil Ciidan oo Goobta raashin qeybinta ku sugnaa ayaa ku baaqay in shacabka Mahadaay ku soo barakacay laga war haayo.

22/12/2022

‎إنا لله وإنا إليه راجعون
‎إن لله ما أخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى

Allah ha u naxariisto Dhamme Cabdirashiid Axmed Cabdulle iyo ciidamada kale ee saakay ku geeriyooday qaraxa lagula eegtay degmada Mahadaay.

Ciidamada ku dhaawacmay waxaan u rajaynaynaa in Allah SWT uu siiyo caafimaad deg deg ah.

Xil wareejintii Maamulka Degmada Mahaday. Gudoomiyihii h**e Ahmed Xusen Afrax oo ku wareejiyay xilka gudoomiyaha cusub, ...
17/12/2022

Xil wareejintii Maamulka Degmada Mahaday.

Gudoomiyihii h**e Ahmed Xusen Afrax oo ku wareejiyay xilka gudoomiyaha cusub, Salax Ahmed Abukar (Wiish).

Sidoo kale Hogheeyihii h**e Cabdullahi Cali Furuqle ayaa xilka ku wareejiyay xog heeyaha cusub Cabdirisaq Maxamed Cabdulle (Marshaale).

Waxaa goobjoog ahaay xaflada xil wareejinta wakiilo ka socday maamulka Gobolka Sh Dhexe, Wasiiro & Xildhibaano ka socda Hirshabelle State.

4 December 2022

16/12/2022

Waa page ka rasmiga ah ee Maamulka Degmada Mahaday Weyn

Address

Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamulka Degmada Mahaday posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share