Maslah Mohamed

Maslah Mohamed Personal Photographer to the President of Hirshabelle State, Somalia/Photographer to the State House.

Waa Xilidhibaan-kii oo idin leh Jimco wanagsan.
29/05/2026

Waa Xilidhibaan-kii oo idin leh Jimco wanagsan.

Waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa Guddoomiyaha degmada Balcad Khaasim Ali Nuur (Furdug) martiqaadka qiimaha badan iyo so...
28/05/2026

Waxaan si weyn ugu mahadcelinayaa Guddoomiyaha degmada Balcad Khaasim Ali Nuur (Furdug) martiqaadka qiimaha badan iyo soo dhoweynta diirran ee uu noo sameeyay. Runtii waxay ahayd sharaf iyo farxad inaan ka qeyb galno kulan ay ka muuqatay walaaltinimo, ixtiraam iyo marti-soor Soomaaliyeed.

Guddoomiye, dadaalkaaga iyo sida wanaagsan ee aad martida u maamuustay waxay muujineysaa hoggaan wanaagsan iyo qalbi furan. Waxaan kuu rajeynayaa horumar iyo guul joogto ah adiga iyo bulshada degmada Balcad.

Mahadsanid Guddoomiye.

Reerkii oo ciidaysanaya.Eid Mubaarak.
27/05/2026

Reerkii oo ciidaysanaya.

Eid Mubaarak.

19/05/2026

Nimcaddii Rabbi iyo magaaladdii cagaarneed ee jowhar janno.

19/05/2026

Waxaan maanta ku safray waddada isku xirta Baladweyne iyo Guriceel, safar ii reebay xasuus gaar ah oo qalbigayga taabanaysa.

Intii aan safarka ku guda jiray, waxaan nasiib u yeeshay inaan sii maro deegaanno badan oo aan xasuus gaar ah ku leeyahay, sida Ceel-gaal, Kala-beyr, Beer-Gadiid, Bacda Matabaan, iyo Guriceel, halkaas oo aan kula kulmay saaxiibo badan oo aan muddo dheer is arag.

F.G: 13 sano ka hor ayaan waddadan ka shaqeyn jiray anigoo xiran “shaati kale,” maanta se waxay ii noqotay safar i xasuusiyay waqtiyo h**e iyo isbeddelka nolosha.

16/05/2026

Barwaaqadu Hirkey dhooban tahaye yaa wax igu dhaama.

Adduunyo jowhar ka joog, Aqirane janno.

11/05/2026

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ahna musharaxa JSP ee Hirka.

Sawirka idiin muuqda waa xaafadda Horseed ee Dagmada jowhar.Hirshabelle Hormar muuqda ayaa ka socdo.
10/05/2026

Sawirka idiin muuqda waa xaafadda Horseed ee Dagmada jowhar.

Hirshabelle Hormar muuqda ayaa ka socdo.

08/05/2026

waa qeyb kamid laamiyada lasaarayo wadooyinka dhex maro xaafadaha magaalada Jowhar.

Jimco wanaagsan saaxiibayal.
08/05/2026

Jimco wanaagsan saaxiibayal.

08/05/2026

“Jowhar waa magaalo nimco ku nool, wabigeeda, beerahaheeda iyo bilicdeeduna waa hadiyad dabiici ah.”

Address

Jowhar
252

Telephone

+25261839401

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maslah Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maslah Mohamed:

Share