Hirshabeele State

Hirshabeele State Hirshabelle State, is an autonomous region in south-central Somalia. It is bordered by Galmudug to t

Hirshabelle consists of the Hiran and Middle Shabelle regions of Somalia, and its name is derived from a conflation of their names. Hirshabelle state is not trying to obtain international recognition as a separate nation. It considers itself an autonomous state within the larger Federal Republic of Somalia, as defined by the provisional constitution of Somalia.

Reer Hirshabelle Walasheyn Subscribe Ha Loo Dhaho... Thank you.
12/12/2019

Reer Hirshabelle Walasheyn Subscribe Ha Loo Dhaho... Thank you.

FADLAN WAXAA KAA CODSANAA INAA SUBSCRIBE ISAARTO WALAL MAHADSANID

Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee maamulka Hirshabeelle.Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goo...
30/11/2017

Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee maamulka Hirshabeelle.

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhowaaqay wasiirada cusub oo ka kooban 47 wasiir iyo wasiir kuxigeen, wasiiro dowlayaal.

Golaha wasiirada cusub ee maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay isugu jiraan qaar h**e uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub.

Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 7 Wasiiru dowle.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ka codsaday Xikdhibaanada maamulka Hirshabeelle in aay ansixiyaan xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada Hirshabeelle.

AKHRISO MAGACYADA WASIIRADA CUSUB EE HIRSHABEELLE,

1 Wasiirka Maaliyada Maxamed Maxamuud Cabdulle.

2 Wasiirka Ariimaha gudaha Maxamed Cali Caadle.

3 Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Cabdi Macalin Muxumed.

4 Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Axmed Cabdulahi Bashiir.

5 Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Yexye ismaaciil Maxamed

6 wasiirka Warfaafinta hiddaha iyo dhaqanka Cabdiweli Muxumed Cabdi.

7 Wasiirka Amniga gudaha cabdulqaadir Aadan Jeelle.

8 Wasiirka ariimaha dastuurka iyo Federaalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim.

30/11/2017

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeele ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada maamulkaasi.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada kadib kulamo wadatashiyo ah oo uu maal mahan la lahaa Golayaasha kaladuwan ee Hirshabeele.

Wasiirada uu soo dhisay Madaxweyne Waare ayaa ka kooban 57 xubnood,kuwaasi oo kala ah 20 Wasiir,20 Wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru Dowle.

Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa inta badan ah kuwo cusub ,balse waxaa kujira qaar kamid ah xubnihii h**e oo dib ugu soo laabtay markale Golahaasi.

Faah faahin halkaan kala soco

26/11/2017
26/11/2017

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in dowlad Britain,UNSOM iyo Booliska dowlada ay Maamulkiisa u tababarayaan ciidamo gaaraya. http://bit.ly/2BovAPX

Taliska Ciidamada Hiiraan oo dib u habeyn lagu sameyay & Xaruunta 49-aad ee Ciidamada oo laga furayo Bula burde. http://...
25/11/2017

Taliska Ciidamada Hiiraan oo dib u habeyn lagu sameyay & Xaruunta 49-aad ee Ciidamada oo laga furayo Bula burde. http://bit.ly/2jlhKFU

Madaxweyne Waare oo sheegay in dhawan la bilaabi doono dhismaha Garoonka diyaaradaha Ugaas khaalif. http://bit.ly/2jkLli...
24/11/2017

Madaxweyne Waare oo sheegay in dhawan la bilaabi doono dhismaha Garoonka diyaaradaha Ugaas khaalif. http://bit.ly/2jkLliu

Mudo laga jooga 26 sano kadib burburkii dowladii dhexe ee dalka ayaa markii ugu h**eysay ciidamo boolis ah oo iskood isk...
21/11/2017

Mudo laga jooga 26 sano kadib burburkii dowladii dhexe ee dalka ayaa markii ugu h**eysay ciidamo boolis ah oo iskood isku abaabulay laga howlgiliyay degmada buulo burde ee gobolka Hiiraan.

Mudo laga jooga 26 sano kadib burburkii dowladii dhexe ee dalka ayaa markii ugu h**eysay ciidamo boolis ah oo iskood isk...
21/11/2017

Mudo laga jooga 26 sano kadib burburkii dowladii dhexe ee dalka ayaa markii ugu h**eysay ciidamo boolis ah oo iskood isku abaabulay laga howlgiliyay degmada buulo burde.

Talaado, November, 21, 2017 (HOL)- Mudo laga jooga 26 sano kadib burburkii dowladii dhexe ee dalka ayaa markii ugu h**eysay ciidamo boolis ah oo iskood isku abaabulay laga howlgiliyay degmada buulo burde ee gobolka Hiiraan oo mudo lixsano ka badan jidadku ka xiranyihiin.

Madaxweyne Waare oo walwal ka muujiyay dagaallada ciidamada dowladda iyo Al-shabaab. Madaxweynaha maamul gobolleedka Hir...
13/11/2017

Madaxweyne Waare oo walwal ka muujiyay dagaallada ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.

Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa walwal ka muujiyay dagaallada ka bilaawday qeybo ka mid ah gobollada dalka gaar ahaan gobolka Shabeellaha dhexe oo uu ka arimiyo maamulka uu madaxweynaha ka yahay.

Madaxweyne Waare ayaa muujiyay in maamulkiisa wax watashi ah lagala sameyn dagaallada ka socda deegaanno hoostaga degmada Balcad gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Basra oo dagaallo culus ciidamada dowladda kula galleen Al-shabaab.

‘’Inkastoo ciidamadu ay ku shaqeynayaan Amarkii madaxweyne Farmaajo oo dagaalka Iclaamiyay, haddana dagaalku wuxuu u baahan yahay wadatashi iyo in hal fikir laga wada qaato, sidda ay hadda dagaalladu ku socdaan gaar ahaan deegaanka Basra runtii Annaga ka maamul ahaan waxaan ka qabnaa walwal aad u weyn, waxaanan jeclaan laheyn in tallada dib loogu noqdo, ayuu yiri’’ madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.

Waare ayaa intaa ku darray in haddii aan arrintaa leysaga iman oo wadatashi laga yeellan ay ka dhalan karaan dagaallada hadda socda dhibaatooyin faro badan.

Diyaarado dagaal ayaa dhawaan lagu waramayaa in ay duqeyn ka geysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana la sheegay in duqeyntaa lagu bartilmaameedsaday Al-shabaab.

Address

Hirshabelle State
Johar
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirshabeele State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share