Zhucayp Mohmoud

Zhucayp Mohmoud Best photographer in hagriesa

Hargeysa Dahabka laga ganacsado Iyo Lacagta Sariflayaashuba Wadada ayay yaalan si nabadgelyo ah iyadoo loo ganacsanaayo....
02/09/2022

Hargeysa Dahabka laga ganacsado Iyo Lacagta Sariflayaashuba Wadada ayay yaalan si nabadgelyo ah iyadoo loo ganacsanaayo.

📸 Fahad Karie.

Saxiixa Cusub Man United Antony waakaas tababarkiisii ugu horeeyay qaatayHaye Arsenal Diyaar matihiin
02/09/2022

Saxiixa Cusub Man United Antony waakaas tababarkiisii ugu horeeyay qaatay

Haye Arsenal Diyaar matihiin

Hadaanad wax ilaawayn maad noolaateen, aduunyada waxii dhib ku so maray oo dhan hadey madaxaaga ka bixi waayaan sided no...
14/07/2022

Hadaanad wax ilaawayn maad noolaateen, aduunyada waxii dhib ku so maray oo dhan hadey madaxaaga ka bixi waayaan sided noqon lahayd mad seexateen maad gama’deen waxad cadho so martay oo dhan hadaanad ilaawi lahayn sided noqon lahayd.
Laxdadii daqiiqadihi aad cadhada iyo dhibka dareemaysay hadaad ku sugantahy oooyna marnaba maskxdaada ka baxayn maad noolaateen wad waalan lahayd markaa in dhibta mashaakilka waxii ku so maray oodhan aaad iloowdaa waaa mina nicma waa nimco ilaahy ku siiyay❤️🙏..

Alxmdulilaah rabil caalamiin❤️❤️

Sh Mustafe

Address

Hargeisa
Hargeysa

Telephone

+252636588266

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zhucayp Mohmoud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share