Qaran dhise

Qaran dhise Jamhuuriyadda somaliland

Maanta odaygii canbe iyo hasaan yare maxay dareemayaan talow
27/04/2025

Maanta odaygii canbe iyo hasaan yare maxay dareemayaan talow

Maxamud hashi waanu ku ognahay habeen kaste hamdaan hotel ayaad qolalka hoose fadhiisataa xalay oo u danbaysay adiga iyo...
03/04/2025

Maxamud hashi waanu ku ognahay habeen kaste hamdaan hotel ayaad qolalka hoose fadhiisataa xalay oo u danbaysay adiga iyo xoghayahaaga fadhiyey sheekada kan wiilka yar

Adiga iyo ninkan sirdoonka haystaa waydun eedi doontaan hadii aad waxka badali waydaan sheekadan caawana waad imanaysaa hamdaan hotel waynu wada joognaa

Hadaladii h**e ayanu kaaga aamusnay lkn arinta wiilkan yar waa lagugula xisaabtami doona

14/12/2024

Toos hurdoow toos hurdoow
Xukuumadii cusbayd durba maa lala seexday

🛌 😴 💤

END OF AND ERA! ! Hadii ciro soo baxo siilanyo na dhintay, waa end of an era, dhamaadkii halganka iyo guushii qadiyad la...
16/11/2024

END OF AND ERA! !

Hadii ciro soo baxo siilanyo na dhintay, waa end of an era, dhamaadkii halganka iyo guushii qadiyad la dagaalanka, waxa is bedeli doona halka laga taagnaa qadiyada, waa xiligii reeraha, jeeb ku macaashka, iyo sawirkii wadaninimo oo meesha ka baxay,waa xiligii beesha h awal oo qadiyadaa aad ugu dagaalami jirtay dhufaysadooda ka qodan lahayeen degaankooda, Somaliland waxay u egaan doontaa oofwareen iyo qolomaad tahay, hargeisa anagaa leh, iyo xuduudka ma hooyadiin baa leh. End of an era ,Somaliland yaynaan isugu iman hadii caaqilka g36 soo baxo.

14/11/2024

Ismail yare oo diiday inuu saxeexo natiijada gobolka

Ilaa hda yaaka dhaadhicin waa lagaa guulaystay

14/11/2024

Reer wadani meel halaygu sheego caawa
Maroodi jeex hiiliya

14/11/2024

Hada waxaabad mooda in nimanka wadani kursiga koreen bal u kaadiya ciyaari way dambaysaaye
Maroodi jeex
Saaxil wali laysma
Gaadhin

14/11/2024

Yaanla dagdagin qac waynbaa soo socota

14/11/2024

Waxaan ka baqayaa nimanka wadani sidii 2017 codka ay isku siiyeen inay hada isku siiyaan oo ay hadhaw yidhaahdan dad dhintay ayaa codeeyey

13/11/2024

Maanta khiyaano waynbaa ku dhacday habarjeclo

Kaah meel ku sheega habarjecloy

13/11/2024

Cidii habar awal ah ee maanta Wadani u codaysay waa horgal

13/11/2024

Natiijada hordhaca ah ee Goobo kamid ah Gobolka Sallel.

Goobta Xariirad C1
CIRRO: 112
MUUSE: 490
FAYSAL: 10

Goobta Xariirad B3
CIRRO: 60
MUUSE: 89
FAYSAL: 9

Goobta Cali Weeci
CIRRO: 2
MUUSE: 68
FAYSAL: 5

Goobta Daryadheere
CIRRO: 70
MUUSE: 320
FAYSAL: 5

Goobta Caasha Cado A
CIRRO: 44
MUUSE: 64
FAYSAL: 12

Goobta Caasha Cado B
CIRRO: 30
MUUSE: 90
FAYSAL:9
TOOS XARUUMAHA HALKAN IGALA SOCO

Address

Jamhuuriyadda
Hargeysa

Opening Hours

Monday 11:00 - 14:00
Tuesday 11:00 - 14:00
Wednesday 11:00 - 14:00
Thursday 11:00 - 14:00
Friday 06:00 - 12:00
Saturday 11:00 - 14:00
Sunday 11:00 - 14:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran dhise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category