10/10/2017
Asc dhamaaan bulshadda Somaliland gaar ahaaan population kunool caasimsda in aan ucadeeyo warar laysla dhexmarayey baraha bulshadana aan ku arkey taaso ah in xoghayihii dawlada hoose labadeley Laguna badeley xoghaye darajo runtii umada ila jecel wanaaga iyo sharafta iyo qiimaha ee waliba ila jecel in aan kusoo noqdo shaqadii xoghaynimada wsxaan leeyahay walalayaal waxaad iigu duceysaan shaqo kawacan taas laymana magacaabin wax waraaqa oo magacaabis ahina majirto oo soo baxdey imka calibaana xoghaye ka ah wali caasimada
wabilaahi tawfiiq