Warbaahinta Xisbiga Waddani

Warbaahinta Xisbiga Waddani Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warbaahinta Xisbiga Waddani, Political Party, Hargesa.

08/05/2025

Soomaalilandr

07/11/2024

Horta waa su.aale reer kulmiye miyaya mu daharaadaan misee waa dabaal dagaan 😁😁

Xaflad balaadhan oo Xalay Beesha Guuleed Cumar (Reer Daahir) ugu soo biiraysay Xisbiga WADDANI ayaa Magalada Burco ka qa...
01/07/2024

Xaflad balaadhan oo Xalay Beesha Guuleed Cumar (Reer Daahir) ugu soo biiraysay Xisbiga WADDANI ayaa Magalada Burco ka qabsoontay waxana Xafladda ka qayb galay Gudomiyaha Xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali X Xasan, Xildhibaano iyo Masuuliyin kale oo xisbiga ka tirsan.

Warbaahinta Xisbiga Waddani

“Kulmiye wuxuu ka meeraystaba sanduuqii waala dhigayaa waxaynu xukuumada ku bedelaynaa fartiina ee rasaas iyo xoog toona...
13/06/2024

“Kulmiye wuxuu ka meeraystaba sanduuqii waala dhigayaa waxaynu xukuumada ku bedelaynaa fartiina ee rasaas iyo xoog toona ku bedeli mayno” Musharax Cirro

“ Waxa aan ka shaqayn doonaa in inanka Laascaanood jooga iyo ka Hargeysa joogaa walaaloobaan. waxa aan ka shaqayn doonaa...
10/06/2024

“ Waxa aan ka shaqayn doonaa in inanka Laascaanood jooga iyo ka Hargeysa joogaa walaaloobaan. waxa aan ka shaqayn doonaa in Somaliland dib laysugu soo celiyo oo la walaaleeyo”

M. Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

Musharraxa madaxweyne kuxigeen ee xisbiga WADDANI Maxamed Cali Aw-Cabdi oo ay weheliyaan masuuliyiin heer qaran iyo heer...
09/06/2024

Musharraxa madaxweyne kuxigeen ee xisbiga WADDANI Maxamed Cali Aw-Cabdi oo ay weheliyaan masuuliyiin heer qaran iyo heer gobol ayaa deeq gargaar ah gaadhsiiyay dadka ku nool deegaanka Geed-diqsioo ka tirsan gobolka Awdal oo dhibaato ba’ani ka soo gaadhay dab guryahooda qabsaday.

Warbaahinta Xisbiga Waddani

"Waxa aannu saaka munaasabad soodhweyn ah oo ballaadhan u qabannay madaxda ururrada Daljir iyo Ubax kuwaas oo si rasmi a...
25/02/2024

"Waxa aannu saaka munaasabad soodhweyn ah oo ballaadhan u qabannay madaxda ururrada Daljir iyo Ubax kuwaas oo si rasmi ah cududdooda ugu soo biiriyey xisbiga WADDANI, iyaga oo ay kala hoggaaminayeen siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe iyo siyaasi Saleebaan Daahir Dogox.

WADDANI oo u taagn rejada shacabka waa loo soo kala horreeyey uun e, ma aha xisbi cid gaar ahi leedahay, waana mid u baahan cududda iyo maskaxda haldoorka iyo waxgaradka isbeddeldoonka ah.

Wadajir iyo wada-lahaansho!"

Gudoomiye Hersi Ali H Hassan

"Waxa aan maanta munaasibad hadhimo sharafeed ah hoygeyga ugu sameeyey qaar ka mid ah culimada waaweyn ee dalka iyo culi...
19/02/2024

"Waxa aan maanta munaasibad hadhimo sharafeed ah hoygeyga ugu sameeyey qaar ka mid ah culimada waaweyn ee dalka iyo culimo kale oo dalka dibaddiisa ka yimi iyo ardaydoodii oo dhawaan dhammeeyey casharro diini ah oo u socday muddo 8bilood oo xidhiidh ah oo ka socday Masjidka weyn ee Sheekh Ibraahin Dheere.

Waxa aan si gaar ah ugu mahadcelinayaa walaalkay & saaxiibay Sheekh Almis Yahye Ibrahim iyo Bar-kulanka Ibn Khalduun oo howshan baaxadda leh u qabtay dalka iyo in kor loo qaado barashada culuumta diiniga ah, Ilaahayna waxa aan uga baryayaa Sheekhii bixinayey in uu miisaanka xasanaadka ugu biiriyo."

H.E Cabdiraxmaan Cirro

"Waxa aan soo dhaweynayaa xeerka doorashooyinka isasaarka ah ee ay labada gole codka aqlabiyadda ah ku ansixiyeen, waana...
18/02/2024

"Waxa aan soo dhaweynayaa xeerka doorashooyinka isasaarka ah ee ay labada gole codka aqlabiyadda ah ku ansixiyeen, waanan ku hambalyaynayaa goloyaasha shaqadaa Qaran ee ay guteen.

Doorashadu waa ay dhacaysaa, isbeddel khayr qabana waa uu imanayaa, waynnuna guulaysanaynnaa!"

H.E Hersi Ali H Hassan

Si kasta oo afka looga yidhaahdo "horaa loo soconayaa" dadku indhahooda ayaa ay ku arkaan in iyaga iyo dalkiiba ay dib u...
10/02/2024

Si kasta oo afka looga yidhaahdo "horaa loo soconayaa" dadku indhahooda ayaa ay ku arkaan in iyaga iyo dalkiiba ay dib u soconayaan!

Markaa, gaadhi raabuqay ma rinji baa wadi?!

Hersi Ali H Hassan

“ Anigu cadowga gudaha waxaan u aqaanaa Hogaamiyaha ciidankiisii soo jabiyey Siyaasi Cabdoow Axmed Aayir .
08/02/2024

“ Anigu cadowga gudaha waxaan u aqaanaa Hogaamiyaha ciidankiisii soo jabiyey

Siyaasi Cabdoow Axmed Aayir .

'' Muuse godod badan buu soo galay lakiin maanta gadodkii oo dhan weynu kasoo saarnay qaaxoolagiina cirooology baa badas...
08/02/2024

'' Muuse godod badan buu soo galay lakiin maanta gadodkii oo dhan weynu kasoo saarnay qaaxoolagiina cirooology baa badashay''

Xisbiga Waddani

Address

Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warbaahinta Xisbiga Waddani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share