31/05/2026
๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฆ๐ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐-๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐๐ฒ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฎ๐ต ๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ.
๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐๐๐ฎ:๐ฏ๐-๐ฌ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, (๐๐ฆ๐)- Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda ayaa Xarunta Mac-hadka ee Magaaladda Hargeysa Tababar ugu soo xidhey ๐๐ ๐๐ฎ๐๐ง๐จ๐จ๐ oo ka tirsan ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข๐ ๐ ee Wasaaradaha iyo Hayโadaha Dawladda.
Tababarka oo ku saabsanaa ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฒ๐จ-๐ช๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข (๐๐๐ ๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ), ayaa waxa ka faa'iideystey Hawl-wadeenno ka-kala socda ๐๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฆ๐จ๐จ๐ oo Dawladda ah.
Ugu h**eyn, waxa halkaasi ka hadashey Agaasimaha Waaxda Tababaradda ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ, waxaaney si wadajir ah uga mahad-naqdey ka faa'iideystayaasha Tababarkan muhiimka ah & khabiirkii mudada dhawrka cisho ah Tababarka bixinayey. Agaasime Nuura, waxey ku ammaantey Tababar-qaateyaasha sidii xil-kasnimadda laheyd ee ay u dhawreen ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ฒ๐๐๐๐ & ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐ u dejisan Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda ee ku saabsan dhawrista ๐ฐ๐๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ฒ๐๐ฒ.
Dhinaciisa, Agaasimaha Fulinta ee Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ข๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐๐ oo si rasmi ah Tababarka usoo xidhey, ayaa ๐ฎ-๐ฆ๐๐ก๐๐-๐ง๐๐ช๐๐ฒ Waaxda Tababaradda ee soo qaban-qaabisey Tababarkan muhiimka u ah Wasaaraddaha iyo Hayโadaha dawladda & ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐ช๐๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ฒ oo ah Macalinka bixinayey Tababarka, waxaana uu ka faa'iideystayaasha Tababarka ๐ค๐ฎ-๐๐๐ค๐๐๐ฒ๐๐ฒ iney aqoontii ay qaateen uga faa'iideeyaan Wasaaraddaha iyo Hayโadaha dawladda ee ay ka hawl-galaan.
Gabo-gabadii, Agaasimaha Fulinta ayaa Shahaadooyinkii ay muteysteen guddoonsiiyey ka faa'iideystayaashii Tababarka ๐๐๐ ๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ oo socdey muddo shan cisho ah.
-๐๐๐๐ ๐๐๐-
๐ซ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฐ-๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ (๐๐ฆ๐).