Kulmiye Deg.Ibrahim koodbuur

Kulmiye Deg.Ibrahim koodbuur Kulmiye 2k24---2k29

24/08/2024

So dhaweynta madaxweyne muuse biixi cabdi iyo shacabka casimada hargeisa
Mud madaxweyne kuso dhawoow casimadaadi oo ku xiistay

So dhawoow mudane madaxweyne
24/08/2024

So dhawoow mudane madaxweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Ballaadhan Xalay la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer.Burco-14-...
14/08/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Ballaadhan Xalay la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer.

Burco-14-08-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay kulan ballaadhan oo saacado qaatay oo lagaga wada hadlay arrimaha gobolka togdheer iyo wada jirka bulshada ku dhaqan ayaa ka qabsoomay qasriga madaxtooyada ee Burco.

Kulankan waxa madaxweynaha ku wehelinaayey xubno ka mida golaha wasiirrada, maamulka heer gobol iyo heer degmo, xildhibaano, hoggaanka xisbi Xaakimka Kulmiye, siyaasiyiin, taliyeyaal, aqoonyahan, dhalinyaro, haween iyo waxgaradka gobolka Togdheer kulankaas oo ku soo dhamaaday isfahan iyo xoojinta arrimaha amniga qaranka madaama dalku uu u jahaystay doorashooyin.

14/07/2024

dhaman shacabka ku nool degmada
I/Koodbuur Waxan Ogaysiinayna In malinta Khamiista uu xarunta degmada kuso waajahan yahay waftiga kormeer ka Xisbiga kulmiye ee uu hogaaminayo Gudomiye ku xigeen ka Kobaad ee Xisbiga mud. Cabdicasiis maxamed samale waxa sido kale ku wehelinaya madaxda kala duwan ee Xisbiga Kulmiye.
Tartanba lagu jiraaye hala is muujiyo dhamaanten

FG.Dad mida iyo Dal mida....

Xukumada kulmiye ee uu gadh wadeen ka ka yahay Mud. Madaxweyne Muse Bihi Abdi Sanadkii 2018 ila 2024 aynu wax yaro kooba...
26/06/2024

Xukumada kulmiye ee uu gadh wadeen ka ka yahay
Mud. Madaxweyne Muse Bihi Abdi Sanadkii 2018 ila 2024 aynu wax yaro kooban dib u milicsano guulihii qaran ku gaadhay mudadaas dhinaca siyaasada arimaha dibada

1: Somalia waxa ay xidhiidhka u jartay 3 dal oo Africa ah ka dib markii ay kor u qadeen xidhiidh ka Diblomasiyadeed ee jamhuriyada somaliland

2: Waxa dalka safaro shaqo ku imid in ka badan 10 xildhibaan oo ka tirsan barlaman ka dalka Ingiriiska si ay u indho indheyaan horumarka jamhuuriyada somaliland

3: waxa sido kale dalka so gaadhay 2 wafti oo ka socday Congress ka maraykan ka

4: Waxa markii ugu h**eysay tariikhda golayaasha sharci dajinta maraykan ku ka dooden ina somaliland lagu so daro xeerka dufaaca maraykan ka

5: Waxa ay dawladaha Denmark iyo Uk kor u qadeen xafiisyadooda Diblomasiyadeeda ee casimada jamhuriyada somaliland ee hargeisa

6: Dekada berbera waxa ay noqota dekada ugu shaqada fiican dekadaha wadamada ka hooseya saxaraha

7: waxa la diwaan galiyay 54 xildhibaan oo ka tirsan golaysha sharci dejinta kenya oo u ololeya qadiyada Aqoonsiga jamhuriyada somaliland

8: Waxa la casriyeeyay passport somaliland taas oo sababtay ina safarado badan oon h**e u aqbali jirin passport somaliland ay imika bilabeen inay visa saraan passport ka jamhuriyada somaliland

9: Waxa barlamaan ka Ingiriis ka la hor geeyay xera aqoonsiga somaliland kaas oo markii u h**eysay la dhagaystay july 2023 dhagaysiga labaadna uu mudaysan yahay November sanadkan 2024

10: Manta waxa diyaar garow logu jiraa guusha tariikhiga ah ee ah in dalkii ugu faca weyna Africa isla markaana ay ku taalo xarunta loga arimiyo Qarada Africa uu si rasmi ah u aqoonsanayo jamhuriyada somaliland...

FG..Wax qabad muuqda iyo midnimo shacab..

On behalf of the government and people of the Republic of Somaliland, we proudly celebrate our Independence Day this 26t...
25/06/2024

On behalf of the government and people of the Republic of Somaliland, we proudly celebrate our Independence Day this 26th of June.

As the one the first country in East Africa to attain independence from colonial rule and the fifteenth African country overall to do so, this historic day commemorates the birth of the Republic of Somaliland 64 years ago.

On this day, we reaffirm the Republic of Somaliland's status as a sovereign and independent country under the principles of international law .

Join us in celebrating this historic occasion.
-Recognition

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmiye Deg.Ibrahim koodbuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share