04/03/2026
Ogaysis Muhiim Ah
Dhamaan Goobaha caafimadka ee dawliga ah (Public) iyo kuwa gaarka loo leeyahay (Private) waxa lagu war galinaya in ay si dag dag ah iskaga soo diiwan galiyan Komishanka Qaranka ee mihnadaha cafimadka, goobaha is diiwangalinta looga bahan yahay waxa ka mid ah :-
1. Cisbitaalada dawliga ah (public hospitals)
2. Cisbitalada gaarka loo leeyahay ( private hospitals)
3. Goobaha cafimadka (clinics).
4. Goobaha adeegyada ilkaha (dentals)
5. Goobaha daawaynta jimicsiga (physiotherapy)
6. Goobaha badhitanka caafimadka ( Diagnostic centers )
7. Pharmacy yada
Wixii faah faahin ah kala soo Xidhiidh KQMC.
Phone No: 252-520038
Email: [email protected]