Xaruunta akhriska ee Gaariye - gaariye Library

Xaruunta akhriska ee Gaariye - gaariye Library waa goob loogu talo galay akhriska waxaa yaala in ka badan laba kun oo buug. FA'IIDO DOON MA AHAwaa qayb ka mid ah akademiyada akhriska iyo qoraalka himilo

06/03/2017
04/03/2017

Bilaash ku Barro

Sida Loo Qoro Cv ga iyo Warqada Codsiga

Well Done
31/01/2017

Well Done

03/08/2016

One of the best Sudanese Song

02/08/2016

Somali NeoClassical Music

Please Share

"Ilma dabarku hayn waayey oo dhab u dareereysaHadba duugay waan duugayaa dooxse la ma mooso" Abwaan WeedsameIska Jir Tah...
18/04/2016

"Ilma dabarku hayn waayey oo dhab u dareereysa
Hadba duugay waan duugayaa dooxse la ma mooso" Abwaan Weedsame

Iska Jir Tahariibka. waxaan tacsi u diraynaa dhammaan qoysaskii caruurtooda ku waayey Tahariibka.

Xuskii Allaha U naxariistee Abwaan Maxamad Xaashi Dhamac GaariyeOctobar 2014, Hargiesa
14/04/2016

Xuskii Allaha U naxariistee Abwaan Maxamad Xaashi Dhamac Gaariye
Octobar 2014, Hargiesa

13/04/2016

"abkuu doono ha sheegtee- wuxuunbaa ehel ii ah- dadka kaan af aqaano ee -si wax iila arkaaya ee- na midayso ujeedo."

Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye

30/07/2015

maanta waa dhankii jacaylka
"jacay dhiig malagu qoray
wali dhuux maloo shuban...
dhabanadda cad laga jaray
hadalkii malagu dhigay
xinjiraan is dhalan rogin
midabkeedu dhiin yahay
laga dhuray halbowlaha
wali dhiil malagu shubay
labo mays dhansiiyeen sida dhayda xoolaha
DHAG DHAG MA U WADAAGEEN" waa maansadii ABWAAN MAXAMED IBRAAHIM WARSAME HADRAAWI.

23/07/2015

morden nomads magazine

Home to interesting narratives, photo stories, essays and interviews that document the Somali way of life.
On Amazon: http://amzn.to/1M1WIo9

30/06/2015

DAAYEERKA WAXAA KA YIMI
WAXAAN DAD HABOON AHAYN
INAGU DIR KALAANU NAHAY
DEEQDII RABI BAYNU NAHAY
DUGAAG U DHACAANU NAHAY
IBLAYS DIDSADAANU NAHAY
KA DAATAY MUSKAANU NAHAY
DOOFAARADA GAALKU DHALAY
XAQAY GARBA DUUBAYAAN KU DIIRSADAYAANU NAHAY...........

30/06/2015

KA FAA'IIDAYSO AKHRINTA QUR'AANKA KARIIMKA AH

Address

Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaruunta akhriska ee Gaariye - gaariye Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category