Wadaag Media

Wadaag Media WAA PAGE KA XAMSE ALI IBARAHIM KU XIDHNOW 24 hours

02/03/2026

Halkani Waa Baxrain oo imika lagu bilaabay
Iran ilaa imika awoodeeda isma dhimayso

02/03/2026

Askarigii Marekanka ahaa ee maanta diyaaradiisa gantaalka lagu dhuftay oo meel cidla ah ku soo dhacay iyo nin Kuwait ah. “oo Meel Cidla ugu Tagay

02/03/2026

Halkan kala soco wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada bariga dhexe

16/10/2025

Imika ma kuraastuu Salaamaya Ninkaa Weyni
Xukuumadii vlog yada

Xukuumadan Mashruuca ugu weyni waa Video la
Iska duubo

08/09/2025

Badhtamaha Hargeisa

29/07/2025

Ninkaasi iyo ubadkiisu aad bay u Dhibaataysanyihiin Waxay ubaahanyihiin caawimo deg deg ah Shacabka Somaliland Ha Loo kaco.

KA DANBEEYOW KU QUUS QAADO !!!Wiilka dhalinyarada ahi ee halkan idiinka muuqda Wuxuu ka tirsanaa Taageerayashi Xisbiga W...
04/07/2025

KA DANBEEYOW KU QUUS QAADO !!!

Wiilka dhalinyarada ahi ee halkan idiinka muuqda
Wuxuu ka tirsanaa Taageerayashi Xisbiga Wadani Wuxuu dhaawaca Xuni ka soo gaadhay
Mudahaaraadyadii ayay Dhigi jireen xisbiga maanta Talada dalka hayaa ee Wadani

Dhalinyarooy yaanu siyaasi danaysta ahi ku gaarin dantiisa iyo kursiga uu Rabo

U dood oo Taageer balse marka uu guusha uu gaadho uu ku ilaawo waa xanuun aad u weyn
Hadaad caafimaad qabto noloshada horaad u
Sii wadan kartaa laakin markaad Naftaada khatar
Ugaliso oo aad curyaan u noqoto isaga dartii
Waxay kugu noqonaysa xanuun labaad

Cid kuu maqan iyo ceel kuu qodan midna ma jirto aan ka ahayn familkaaga

Telefishanka Isr..iil ee channel 13  ayaa baahiyaya muuqaal israiliyiin iskaga cararay xeebta Telaabib iyagoo ka baxsana...
15/06/2025

Telefishanka Isr..iil ee channel 13 ayaa baahiyaya muuqaal israiliyiin iskaga cararay xeebta Telaabib iyagoo ka baxsanaya gantaalada iiran ku ganayso wakhti xaadiranka

Gantaalladii u horreyay ee Iran ayaa gaaray Israa’iil, kaddib weerar gantaallo ballistic-ga ah oo ay Iran ku qaaday guda...
15/06/2025

Gantaalladii u horreyay ee Iran ayaa gaaray Israa’iil, kaddib weerar gantaallo ballistic-ga ah oo ay Iran ku qaaday gudaha Israa’iil.

04/06/2025

Hargeisa Hadhwanaag

28/05/2025

Warkan uu sheegayo hada Shalay Buu sheegay ilaa imikana Sawiraantii lama hayo. Nin lumay baa la leeyahay madaxweynaha keny la kulmayaa

23/05/2025

Wadaag Media

Address

Hargeisa

Telephone

0025634069301

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadaag Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wadaag Media:

Share

Category