Daacadi Ma hungowdo

Daacadi Ma hungowdo Xaqa u hiili.Xalaal cun.. Xaaraana iska ilaali.Xishoodkana ku dadaal. Xurmee islaamka.Xidhiidhi Qaraabada. Xifdi Quraanka.Xukun Naftada. Xigmad ku hadal

01/06/2022

Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Haaruun.

Dhibaatooyinka wadanka ka taagan waxa haboon in islaax lagu raadiyo.

Waar khayr shaqaysta oo dhiiga muslimka badbaadiya.
Aakhiradiinana sidaasay faa'ido idiinku jirtaa aduunkan aad nooshihiina sidaasay faa'ido ku jirtaa.

05/04/2022

Habeen walba oo ramadaan ka mid ah NABIGEYNA- Mohamed ﷺ - - - waxa uu inoo sheegay in dad badan oo Alle naarta ka xoreyn doono . diyaar ma u tahay bisha Ramadaan si aad u hesho khayrkas farahabadan oo ku jirta bishaan Ramadaan. Ila dhageyso Sheekh mustafa xaaji

28/03/2022

dadka sharaftooda meel hakaga dhicina
iska ilaaliya walaalayaal
Sheekh Dirir

06/03/2022

FADLIGA BISHA SHABCAAN ||SH. MAXAMED Sh. CUMAR DIRIR

Ninkii gacantiisa dul dhiga qof dumar ah oo aan u bannaanayn isagoo shahwo iyo dareen ula jeeda wuxuu imaanayaa maalinta...
25/02/2022

Ninkii gacantiisa dul dhiga qof dumar ah oo aan u bannaanayn isagoo shahwo iyo dareen ula jeeda wuxuu imaanayaa maalinta qiyaame gacantiisoo qoorta ugu xiran! ........

Haddii uu shummiyay ama dhunkadayna dibnaha ayaa dab looga shidayaa!
Haddii uu u galmoodana bowdyiniisa ayaa ku marag furi doona maalinta qiyaame iyagoo oran doona 'xaaraan ayuu nagu fuulay'!

Markaas ayuu Eebbe si caro leh u eegi doonaa, kaddibna hilibka wajigiisa ayaa daadan doonaa! Maxaad samaysay? Ayuu Eebbe waydiin doonaa..
Carrabkiisa ayaa oran doonaa 'waxaan bannaanayn ayaan ku hadlay'
Labadiisa gacmood ayaa dhihi doona 'xaaraan ayaan taataabtay'.

Indhaha ayaa sheegi doona 'meel aan noo bannaanayn ayaan eegnay'
Lugaha ayaa ku warcelin doona 'xaaraan ayaan u socdaalnay',
Xubinta taranka ayaa qiran doonta 'wax aan la oggolayn ayaan sameeyey'

Mid ka mid ah Malaa'igta ilaalada ah ayaa oran doona 'waan maqlayay'
Kan kale ayaa dhihi doona 'anna sidoo kale waan qoray'

Eebbe ayaa oranaya 'Anna waan arkayay oo waan u ceeb qariyay! Ee Malaa'igtaydaay, qaada oo cadaabkayga dhadhansiiya caradaydu waxay ku dhacdaa ciddii aan iga xishoon e!'

Balse, haddii addoonku Eebbe u noqdo xittaa isagoo sinaystay; Eebbe waa dambi dhaaf badane naxariis badan. Wuxuu yiri Eebbe wayne ' الا من تاب وامن وعمل عملا صالحا فالئك يبدل الله سيئاتهم حسنات وكان الله غفورا رحيما'

Kitaabul Kabaa'ir, Imaam Shamsudiin Dahabi.

FG: Faafi walaal si wax uun uga tarto sinadan beryahan caadiga iska noqotay ee ay saaxiibtinnimadu ka wayntahay guurka, ee dhallinyartii ula mid noqotayba balwad maalinle ah!

Jama Diriye (𝗠𝗮𝗮𝗷𝗶𝗱𝗶 𝗞𝘂𝗹𝗹𝗮𝗻𝗲)

24/02/2022

Fariin ku Socota Dadka Isticmaala Tiktok || Sheekh Dirir

20/02/2022

Qiso Cajiiba!.🤔 Sheekh Mahad Maxamed Cadaad.

13/02/2022

" Caymisku waa balaayo soo socota makaa iibiyaa ,
markaa waa xaaraan .”

Shiikh Dirir.

Sheekh Mustafa Xaaji Isamil Haaruun, Ilaahay Cimriga How Barakeeyo aamiin aaamiin
08/02/2022

Sheekh Mustafa Xaaji Isamil Haaruun, Ilaahay Cimriga How Barakeeyo aamiin aaamiin

08/02/2022

Caymiska xalaasha iyo Sh. Berberaawi.

08/02/2022

Kee baad Dooneysaa in aad Noqoto, hadii aad Shaqaale tahay?

Dr. Sa'ad Ali Shire, qodobada uu Sheegay Dhamaantood Goobaha Shaqada waa kuwo laga helayo!!

Address

Hargeisa

Telephone

+252634488542

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daacadi Ma hungowdo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Daacadi Ma hungowdo:

Share

Category