Fasirka Riyada

Fasirka Riyada Welcome

RIYOOYINKU WAA SADDEX

1_ Shaydaan Kugu Ciyaara;< Micnaha Inu Ku Sawiro Waxyaalo Xunxun
Riyadaasi Fasir Ma Le

2_ Qofko Ku Riyooda Wuxu Malinti Qabanayay Ama Ka Fikirayay Ama Ka Hadlayay Tasina Fasir Male

3_ Riyadan Waxa La Yidhahda ( Ru.yaa ) Wa Nimcoyinka Ilahay Siyay Adoomihisa Wana Qayb Ama Wax Maqan Oo So Socda Oo Laguusi Shegayo Ha Wanagsanado Ama Ha Xumade Lakin Riyadu Sidad Ku Aragto Marnaba Ma Aha Wa Si Ka Duwan Wa Tas Ta U Bahan In La Fasiro

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fasirka Riyada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category