ALMIS-Notary

ALMIS-Notary Almis Public Notary is a Legal Services Provides for the Client

Garyaqaan Qaasim Ismaaciil Ducaale oo la gudoonsiiyey Shahaado.Sarkaalka Nootaayada ALMIS PUBLIC NOTARY & ADVOCATE
10/08/2025

Garyaqaan Qaasim Ismaaciil Ducaale oo la gudoonsiiyey Shahaado.
Sarkaalka Nootaayada ALMIS PUBLIC NOTARY & ADVOCATE

10/08/2025
10/08/2025

Qaabkii Ay Xilka Ula Kala Wareegeen Hogaanka Cusub ee Ururka Qareenada iyo Hogaankii Hore+ Hadalada Laga jeediyey

Our Address Khayria Street 26June, Duriya ALMIS PUBLIC NOTARY & ADVOCATE
07/01/2024

Our Address
Khayria Street
26June, Duriya
ALMIS PUBLIC NOTARY & ADVOCATE

Wasaaradda Caddaaladda JSL  iyo Nootaayooyinka goboladda dalka oo iska kaashaday qadhaan Uruurinta Suuqa Waheen  ayaa Ma...
13/08/2022

Wasaaradda Caddaaladda JSL iyo Nootaayooyinka goboladda dalka oo iska kaashaday qadhaan Uruurinta Suuqa Waheen ayaa Maanta gudida taakulanta Suuqa Waheen ku wareejiyey Lacagtii ay kaga qayb qadanayeen Qadhaanka Suuqa Waheen.

 : Daahfurka Adeega Casriyeynta Diiwaan-gelinta iyo Liisan Bixinta Ganacsiga JSL.Sarkaalka Nootaayadda ALMIS PUBLIC NOTA...
30/06/2022

: Daahfurka Adeega Casriyeynta Diiwaan-gelinta iyo Liisan Bixinta Ganacsiga JSL.

Sarkaalka Nootaayadda ALMIS PUBLIC NOTARY Garyaqaan Qasim Ismail Dualeh oo ka qayb galay Daahfurkaasi.

Xafiisyada Nootaatooyinka ayaa qayb weyn ku leh Diiwangelinta Shirkaddaha Ganacsi.

You can contact us our Whatsapp
23/06/2022

You can contact us our Whatsapp

Welcome to Almis Notary.Our services include:-Offer you legal advice.Handle real estate transfers.Draft Will and Power o...
09/11/2021

Welcome to Almis Notary.
Our services include:-
Offer you legal advice.
Handle real estate transfers.
Draft Will and Power of Attorney.
Authenticate documents.
Certified True Copies.
Affidavits.



#2021

26/10/2021

Adeegyada Xafiiska Almis Public Notary u qabto Bulshada:-
1) Kala wareejinta Hantida Guurtada ah iyo Maguurtada
2) Sharciyeynta Wakaaladaha
3) Samaynta iyo sugidda cadaymaha sharciga ah.
4) Samaynta iyo sugidda heshiisyada sharciga waafaqsan.
5) Samaynta iyo sugidda dardaaranadda.
6) Samaynta iyo sugidda lahaanshaha,isla lahaanshaha.

Wasaaradda Cadaaladda, Saraakiisha Nootaayooyinka Iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa oo shalay Shir ku yeeshay Xarunta Wasaa...
25/10/2021

Wasaaradda Cadaaladda, Saraakiisha Nootaayooyinka Iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa oo shalay Shir ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Cadaaladda JSL.

Fadlan: Subscribe + Like + ShareWebsite: http://slntv.tv/Facebook: https://www.facebook.com/SLNTVONE/Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhu...

Qaar ka mid ah Saraakiisha Nootaayooyinka ee shalay ka qayb galay Shirkii ka dhacay Wasaaradda Cadaaladda JSL
25/10/2021

Qaar ka mid ah Saraakiisha Nootaayooyinka ee shalay ka qayb galay Shirkii ka dhacay Wasaaradda Cadaaladda JSL

Hargaysa 24-10-2021 waxa xarunta Wasaaradda Caddaaladda JSL ka qabsoomay shir saddex geesood ah kaas oo lagu lafa guraay...
25/10/2021

Hargaysa 24-10-2021 waxa xarunta Wasaaradda Caddaaladda JSL ka qabsoomay shir saddex geesood ah kaas oo lagu lafa guraayey Dar-Dar galinta shaqadda iyo wada-shaqaynta Wasaaradda Caddaaladda, Nootaayooyinka, Iyo Dawladda Hoose ee Caasimada Hargeysa.

Ugu horayntii waxa shirka furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda JSL Ahmed Hassan Aw-aden waxa iyaguna ku wehelinayey Agaasimaha Waaxda Mihnadlayaasha Sharci iyo Marin u helida Cadaaladda.

Nuxurka Shirkan Saddex Geesoodka waxa looga dan lahaa is-xog waraysi, iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysa Wasaaradda Cadaaladda, Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Nootaatooyinka Caasimadda.

ALMIS PUBLIC NOTARY

Address

Khayria Street
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30
Tuesday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30
Wednesday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30
Thursday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30
Sunday 08:00 - 12:30
16:00 - 20:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ALMIS-Notary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to ALMIS-Notary:

Share

Category