Hereri iyo Hargaysa

Hereri iyo Hargaysa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hereri iyo Hargaysa, Political organisation, Hargeisa.

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin, oo lagu helay in uu gubay xaaskiisii Lu...
06/03/2024

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin, oo lagu helay in uu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis oo dhaawac dabkaasi ka soo gaadhay aakhirkii u geeriyootay.

 .halaga faa'iidaysto sida ugu dhakhsaha badan
27/10/2020

.halaga faa'iidaysto sida ugu dhakhsaha badan

29/04/2019
HALKANI WAA HARGAYSA BOQORTOOYADII ISAXAAQ CARE Oo QABSATAY SHAARACYADII ?
11/02/2019

HALKANI WAA HARGAYSA
BOQORTOOYADII
ISAXAAQ CARE
Oo QABSATAY
SHAARACYADII ?

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan ayaa farray Wasaaradda Waxbarashada dalkiisa in maadooyinka ardayda ay qa...
08/02/2019

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordugan
ayaa farray Wasaaradda Waxbarashada dalkiisa in maadooyinka ardayda ay qaataan lagu soo kordhiyo
maado ah barashada Siiradda Rasuulka N.N.K.H taasoo ka madax-banaan maadada diiniga ah ee ardayda lasiiyo. Casharkii ugu horeeyey ee ardayda
loo dhigo kuna saabsan taariikh nololeedkii Rasuulkeena scw ayuu madaxweynaha kala qeyb galay mid ka mid ah iskuuladda dalkaas.

Rasuulka N.N.K.H ayaa ah shaqsiga ummada ugu jecelyihiin looguna dayasho badanyahay, tilmaamaha uu isku darsadayna madheceyso in qof bini'aadan ah uu isku darsaddo SCW

Wuxuu ahaa geesi naxariis badan, wuxuu ahaa runloow aanan been sheegin, wuxuu ahaa mid cafis badan oo dhoolacadeyn badan, wuxuu ahaa mid caraf badan, wuxuu ahaa mid marti soor badan, wuxuu ahaa deeqsi sharaf badan SCW hogaamiye lamid ah ummadaan masoomarin mana soomari doonto.

Rajab dayib Eeboow kaaraali noqo.

La Wadaag Asxaabtaada walal.

Waa ib
08/02/2019

Waa ib

Ethiopian birr
07/02/2019

Ethiopian birr

04/02/2019

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hereri iyo Hargaysa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hereri iyo Hargaysa:

Share