Golle Media

Golle Media Warar • Podcast • Xadiisyo
Xog sugan | Hadal cad | Wacyigelin joogto ah

12/02/2026

Madaxwaynaha Somaliland Abdirahman Ciro ayaa saaka aroorti h**e dalka dib ugu soo laabtay || ku xidhnow Golle Media

11/02/2026

Degdeg: Madaxweyne Deni oo si kulul uga hadlay xildhibaano iyo siyaasiyiin Hawiye, kuna adkeystay in Muqdisho aan la kala lahayn. || ku xidhnow Golle Media

11/02/2026

Sucuudiga oo la ogaaday inuu haysto hubka wax gumaada ee nuclearka || ku xidhnow Golle Media

10/02/2026
08/02/2026

Ciidanka DELTA Force oo XADKA Iran laga dajiyay & Is’llL oo kaligeed IRAN Weeraraysa Markaykanka oo dib uuga gurtay dagaalka Iran

Deg Deg” Madaxweyne Xassan sheikh oo toos ugu dhawaqay in markii afaraad uu yahay Musharax Madaxweyne dastuurkana uusan ...
08/02/2026

Deg Deg” Madaxweyne Xassan sheikh oo toos ugu dhawaqay in markii afaraad uu yahay Musharax Madaxweyne dastuurkana uusan u diideyn.

Odayga markaan ma guuleysan donaa?

07/02/2026

Oday Geel kaga qayb qaatay ololaha madaxwaynihii h**e mudane mohamed abdilahi farmaajo lagu abaalmarinayo ilaalinta uu ilaaliyay hantida umada somaliyeed || ku xidhnow Golle Media

04/02/2026

Mucisooyinka Saliga Nabiga (SCW) || ku xidhnow Golle Media

02/02/2026

China 🇨🇳 ayaa si rasmi ah ugu soo biiray daagal ka dhan ah marykanka taago buuxdana siiyay Iran 🇮🇷 || ku xidhnow Golle Media

02/02/2026

Maxaad ka taqaana jasiirada Greenland iyo damaca donald trump uu ku doonayo jasiiradan || ku xidhnow Golle Media

31/01/2026

DDS xarunta dalxiska shabeelay ee maanta xariga laga jaray || ku xidhnow Golle Media

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Dr. Abiy Axmed, ayaa si diirran garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ugu soo dhaweeyay...
31/01/2026

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Dr. Abiy Axmed, ayaa si diirran garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Ra’iisul Wasaaraha oo saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Jigjiga, gaar ahaan Gerad Wilwaal, ayaa halkaas kulan soo dhaweyn ah kula yeeshay labada Madaxweyne, iyadoo booqashadoodu la xiriirto wada-tashi iyo kulammo muhiim ah oo ku saabsan iskaashiga dalalka Geeska Afrika.

Address

Jigjiga Yar
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golle Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Golle Media:

Share