Needle Hospital and pathology lab

Needle Hospital and pathology lab Needle Hospital and pathology lab centre is committed to achieve patient's satisfaction, were the lea

Ciid WanaagsanMunaasabadda farxadda leh ee Ciidul Adxaaawgeed, Cusbitaalka Needle Multispeciality Medica Centre waxa uu ...
26/05/2026

Ciid Wanaagsan

Munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Adxaa
awgeed, Cusbitaalka Needle Multispeciality Medica Centre waxa uu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan shacabka Somaliland iyo Muslimiinta dunida dacalladeeda ku nool.

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga aqbalo cibaadada iyo camalka suuban, kana dhigo ciidan mid aynu ku wada qaadano nabad, caafimaad, Barwaaqo iyo wadajir.

Eid Mubarak

Shaybaadho noocee ah ayaa muhiim u ah Uurka?
26/05/2026

Shaybaadho noocee ah ayaa muhiim u ah Uurka?




Early detection leads to better care
21/05/2026

Early detection leads to better care




19/05/2026

Markii aan tallaabo qaaday waxaan helay caafimaadkii aan u baahnaa......... mid ka mid ah bukaanada cusbitaalka Needle Multispeciality medical centre




Maamulka, Shaqaalaha iyo bahwaynta Needle Multispeciality Medical Centre waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan...
17/05/2026

Maamulka, Shaqaalaha iyo bahwaynta Needle Multispeciality Medical Centre waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda qiimaha leh ee 18 May 2026, oo ku beegan sanad-guuradii 35-aad ee dib ula soo noqoshada madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

Hambalyo 18 May
"Adkaysi iyo Aqoonsi"






BAADHITAANKA ANTI-CARDIOLIPIN ANTIBODYBaadhitaankani wuxuu muhiim u yahay ogaanshaha cudurrada difaaca jidhka iyo xaalad...
13/05/2026

BAADHITAANKA ANTI-CARDIOLIPIN ANTIBODY

Baadhitaankani wuxuu muhiim u yahay ogaanshaha cudurrada difaaca jidhka iyo xaaladaha xinjirowga dhiigga.
Marka difaaca jidhku uu si khaldan u soo saaro unugyo difaac (Antibodies), waxa ay sababi karaan:

✔ Xinjirow dhiig oo aan sababtiisa la garanayn
✔ Baadhitaanka iyo qiimeynta cudurrada difaaca jidhka (Autoimmune assessment)
✔ Saameyn ku timaada uurka iyo caafimaadka hooyada
✔ Baadhitaanada la xidhiidha Lupus (SLE)

Shaybaadhkani waxa uu diyaar kuugu yahay Needle Pathology Laboratories





Know the cause, Choose the right treatment.
09/05/2026

Know the cause, Choose the right treatment.





Get tested today for early and accurate diagnosis
06/05/2026

Get tested today for early and accurate diagnosis





Waxaan si sharaf leh idiinku bishaaraynaynaa in laga bilaabo berri oo Sabti ah 02/05/2026, uu si rasmi ah uga hawl bilaa...
01/05/2026

Waxaan si sharaf leh idiinku bishaaraynaynaa in laga bilaabo berri oo Sabti ah 02/05/2026, uu si rasmi ah uga hawl bilaabi doono xarunta caafimaadka ee Needle Multispeciality Medical Centre Dr. Caydaruus M. Ibrahim
Oo ku takhasusay:
• Xanuunada maqaarka
• Xanuunada timaha
• Xanuunada cidiyaha
• Xanuunada ku gudba galmada

📍 Dooro daryeel caafimaad oo la isku halayn karo oo ku haboon baahidaada






Address

Kasoo Horjeedka Somcable HQ
Hargeisa
NEEDLE

Opening Hours

Monday 06:30 - 20:30
Tuesday 06:30 - 20:28
Wednesday 06:30 - 20:29
Thursday 06:30 - 20:00
Saturday 06:30 - 20:30
Sunday 06:30 - 20:30

Telephone

+252634662044

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Needle Hospital and pathology lab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Needle Hospital and pathology lab:

Share