Sheefici Cooli

Sheefici Cooli interanational relationship

Odayasha Beesha Garxajis ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin Ciidamada SSB
31/10/2024

Odayasha Beesha Garxajis ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin Ciidamada SSB

“ Inta aan ogahay, h**e laba jeer ayaa murashaxiinta doorashooyinka madaxtooyada Somaliland ay diyaarad u adeegsadeen, s...
30/10/2024

“ Inta aan ogahay, h**e laba jeer ayaa murashaxiinta doorashooyinka madaxtooyada Somaliland ay diyaarad u adeegsadeen, safarka ololahooda.

Labada jeerba, labadii hoggaamiye ee diyaaradda raacay, doorashadii waa ay ku dhaceen. Mid waxa uu ahaa Eng. Faysal Cali Waraabe oo safar diyaaradeed illaa Ceerigaabo ku tegey doorashadii madaxtooyada 2010, doorashadii se waa uu ku guuldarraystay.

Midka kalana waxa uu ahaa Daahir Rayaale Kaahin, madaxweynihii h**e ee Somaliland oo isna ololihiisii doorashada 2010 diyaarad ku tegey Bariga. Isna waa uu galbaday.” 𝗪𝗤; 𝗞𝗮𝗺𝗮𝗮 𝗠𝗮𝗿𝗷𝗮𝗮𝗻.

19/09/2023

Suldaanka guud ee beesha garxajis ayaaa maanta hubkii iyo ciidankii ka soo dajiyey jamhadii saarnayd buurta gacan libaax

19/09/2023

Wasarada caafimaadka soomaaliland ayaa xadhiga ka jartay cuspitaalka deg dile ee gopolka awdal

30/08/2023

Hadaan loo aarin miyaaa loo oynayaaaa

Address

New Hargeisa
Hargeisa
5555555555

Telephone

+252672249297

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheefici Cooli posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Sheefici Cooli:

Share