Aadan maxamed cigaal

Aadan maxamed cigaal Journalist | Photographer | Digital Creator
Waxaan ahay saxafi bartay saxaafadda, leh khibrad warbaahineed iyo sawir-qaadis. love may people

Ujeedadaydu waa gudbinta war sax ah, wacyigelin bulsho iyo muuqaallo tayo leh.

10/07/2025

Alloow barakeeee hablahayaga

Musharrax Xildhibaan Golaha Deegaanka Hargeysa – Eng. Siciid Cabdi JaamacArdaaga , odayaasha, waxgaradka, dhalinyarada i...
06/07/2025

Musharrax Xildhibaan Golaha Deegaanka Hargeysa – Eng. Siciid Cabdi Jaamac
Ardaaga , odayaasha, waxgaradka, dhalinyarada iyo haweenka ka soo jeeda deegaanka Eng. Siciid Cabdi Jaamac ayaa si buuxda isugu raacay in uu noqdo musharraxa rasmi ah ee matalaya doorashada fooda inagu soo haysa ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa.

Go’aankan ayaa ka dhashay shir ballaadhan oo lagu falanqeeyey baahida loo qabo hoggaan daacad ah, aqoon leh, isla markaana leh karti iyo khibrad uu ku horumarin karo danaha bulshada iyo horumarka caasimadda. Eng. Siciid Cabdi Jaamac ayaa leh waayo-aragnimo dhanka injineernimada iyo qorsheynta magaalooyinka, taasoo bulshada u rajaynayso inay ka faa’iidaysato hadduu xilka ku guuleysto.

Ardaaga ayaa cod dheer ku muujisay in ay garab taaganyihiin musharraxooda, islamarkaana ay bilaabi doonaan olole doorasho oo is-xilqaamis ah, laguna dhisayo kalsooni iyo wadajir.

Dhammaan Musharaxiintii la tartamaayay ayaa u tanaasulay , iyagoo u muujiyay taageero .

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aadan maxamed cigaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category