Tayo Agro-vet Centre

Tayo Agro-vet Centre Waa bar aad ka heli doonto cilmi baadhisyo la xidhiidha beeraha, xoolaha, arrimaha dhaqan-dhaqaale iyo bulsho ee Umadda Somaaliyeed

Macmiil ka faa'idayso qiimo-dhamis 20% ah oo bisha ramadaan lugugu sameeyay netka greenhouse yada oo tayadoodu sarayso.C...
08/03/2026

Macmiil ka faa'idayso qiimo-dhamis 20% ah oo bisha ramadaan lugugu sameeyay netka greenhouse yada oo tayadoodu sarayso.

Cabirka..
Dhererka: 100m
Balaca: 4m
Midabka: cadaan.

Kala xidhiidh; 0634119917
0634016798

12/12/2025
Macmiil waxa aan 10% discount kugu samaynay netka greenhouse ka oo tayadiisu aad u sarayso, Kuna haboon cimiladeena iyo ...
25/10/2025

Macmiil waxa aan 10% discount kugu samaynay netka greenhouse ka oo tayadiisu aad u sarayso, Kuna haboon cimiladeena iyo qayb ka mida seeds ka F1 ah Kuna jiro Red lady papaya ee aad jeclaydeen.
Soo dhawaada
Hadda wac 634016798
Hargeysa

In aad hesho ABUUR/SIIDH Tayo leh waa aasaaska guusha beeralayda, hadaba  waxa aad naga helaysaa nooc kasta oo aad u baa...
17/08/2025

In aad hesho ABUUR/SIIDH Tayo leh waa aasaaska guusha beeralayda, hadaba waxa aad naga helaysaa nooc kasta oo aad u baahato oo siidh ah fadlan nagala soo xidhiidh 0634016798

Tayo agro vet waxa aad ugu soo hagaagi kartaa siidhka babayga oo tayadiisu aad u sarayso. Kaas oo lugugu beeraayo beerta...
25/01/2025

Tayo agro vet waxa aad ugu soo hagaagi kartaa siidhka babayga oo tayadiisu aad u sarayso. Kaas oo lugugu beeraayo beertaada, gurigaaga iyo goobtaada ganacsi.

Waxa uu kaga duwan yahay siidhedhka kale

1. Waxa uu ku habòon yahay cimilo kasta, sida kulaylka, qabowga iyo dhexdhexaadka, marka loo eego cimiladda dalkeenana aad ayuu ugu habboon yahay.

2. Waa babaygii gaagaabnaa, Kuna dhalayay 6 bilood.

3. Babayga luguu beerayaa waa wada dhadig (female) babaya.

4. Waxa uu dufaac fiican u leeyahay xunuunno badan oo ay sababto isbadelka cimilada. sida xanuunka loo yaqaano mealbug etc .

5. Geed kasta waxaa laga goosan karaa midho ahaan 25 illaa 30 xabbo

6. Waxa uu aad uga macaan yahay babayyada kale ee dhiggiisa ah.

Intaa waxaa kuu dheer oo aqoonyahanada tayo-agrovet ay diyaar kuula yihiin talooyinka ku saabsan habka ugu saxan ee loo beero loogana midho dhaliyo ka ganacsiga babayga iyo guud ahaan beerahaba.

Haddaba dalbo inta aannu kaa dhamaan.

Hargeisa

Mustafe 0634016798

Burco
Abdiqaadir 0634322073.

Waxa inoo yaala seeds tayo sare leh oo aad ku faaidi doonto insha alah yaan lagaa dhamaysan waxa hadhay way kooban yihin...
27/07/2024

Waxa inoo yaala seeds tayo sare leh oo aad ku faaidi doonto insha alah yaan lagaa dhamaysan waxa hadhay way kooban yihine

Wixi faah fahina nagala soo xidhiidh
whatsapp +252 63 4016798/0654322073

30/06/2024

Mulatto two waa caws aad ugu fiican xoolaha irmaan ama Caanaha laga maalo

Waanu idin haynaa cidi u bahan hanagala soo xidhiidho numberadan
Whatsapp+252 63 4016798

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Agro-vet Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Tayo Agro-vet Centre:

Share

Category